Hennystreak wrote: Sat Jan 05, 2019 4:12 pm
PrinceNugaalHawd wrote: Sat Jan 05, 2019 4:03 pm
Inaad Dhulbahante Caayso Majeerteen amaanto uun baay kaaga Dhamataay! You are either not Dhulos or Qof Jiraan ba tahay.
Lol I’m nin reer Warsame ah sxb. Everyone who doesn’t agree with ur ‘blame everyone else but myself’ notion isn’t Dhulbahante miyaa? I’mbeing frank. The problem with Dhulbahante is waanu is nacnay so other clans take advantage of us.
Even Sharmake would agree with me that Dhulbahantes best option is PL. All of us a sudden now that their is a candidate worthy of getting elected-you have jumped ship. That’s not fair on MJs sxb. What happened to Ali Khalif and ur little Khaatumo project?
I have no doubt that we would have had a president if we were part of PL fully by now. But hate on PL and it’s people and cry for presidency wax jireeyso ma leh.
Majerteen amaan weey istaahileen wallahi anagu wax na lagu amaani karo ii sheeg?
Adigo Reer Warsame sheeganaya baa Dhulbahante kale aaflagadeynaya? Waad sixrantihin reerkinuyaa Fataxan idin Soo Akhrinaya, SL waxa kuu haya Caari Dhulos Waa idinka Qof kale intaadan aaflagadayn Toowbadkeena oo Dhulbahante caafis waydiista.
Majeerteen waxan samaysanay Mamul Bosaso ila Galkaacyo Diifacedan ku jirnaay, ilaa Alshabab markaay Xeebaha Soo Galen. Difaacas ban raba In SSC lagu Difaaco, markaay Dabacsanaanta PL iyo Dabadhilifka Dhulos ee Reer Warsame koow ka ahayeen baa Somaliland nagu Soo Gashaay, PL haday ii maqlaso waxan dhihi laha Caagta maariya, way dideen maantana Garowe ba la Duul Joga Taas baa igu Kaliiftay Inaan PL ka Xanaqo oo khatumo taagero. Cali waxan ku tageeray Xassan Sheikh Mucaraadnimada uu Dhulos ku hayaay! Wuuna Soo Labaan Doona, Reer Warsame baal Soo ceeliya!!
SSC waxa igu haystaa oo SL wada waa Adiga, waxa Khaatumo diidaya Waa Adiga, waxa PL inaan wax ka Dhacsado diidayay Waa Adiga!