Re: Zoomalia so called sheikh calls death and jihad against Somaliland
Posted: Tue Feb 05, 2019 9:20 pm
Si eey dadka fayoobi uugu cibri qaataan!X.Playa wrote: Tue Feb 05, 2019 3:41 pmMar danbe waxaas dadka ha waydiin jaahilyow dhakada madhan. Malaa daameeryow kamaad fikirinba xadkaad u oydaan ee Somalia in ingiriisku sameeyaaly. Caqli faqash. Markaas kaasna waa muqadas ka Somaliland na waa xaaraan oo Ingiriis baa sameeyey. Halkee taas Laga ciyaaraa Doofaar Ismaacilow?
Noocaagu wuxu ilaahay ka soo lug gooyey Baan garan waayey. Why would any god created such a buffoon and waste valuable mud.