Dhulbahante ministers

Moderator: Moderators

User avatar
BosasoShaam
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 689
Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm

Re: Dhulbahante ministers

Post by BosasoShaam »

I don't care what tribe they come from I wanna see their work so put them to work Mr. Deni
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Dhulbahante ministers

Post by Ben Dover »

original dervish wrote: Tue Feb 12, 2019 5:23 am As has already been pointed out....Dhullos bring nothing to p/l, no cities, no populations, no taxes etc.

If there was a fair allocation Dhullos would qualify for the janitorial position, let alone 5 ministries. :) :up:
OD just went woke on us :ohhh:

Preach girl :blessed:
User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Dhulbahante ministers

Post by Sharmarke91 »

Hennystreak wrote: Mon Feb 11, 2019 10:38 pm Sharmaake, what should the new
Saami qeeybsi be? Equal allocations of ministers between MJ and DH. Warsangeli should always get VP. I heard that was AY plan before he left to Xamar. Whereas Dhulbahante and MJ vie for Presidency?
Since there is no multi part system or election, the saami qaybsi should be 30% and 40% for DH and MJ respectively on everything.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Dhulbahante ministers

Post by theyuusuf143 »

Sharmarke91 wrote: Tue Feb 12, 2019 3:38 pm

Iimaanka lagaa qaad. Markaa maxaad ku mutaysatay 30% illeen unproductive baad tahay dal iyo dad, maal iyo muruq midna kumaad darsan majeerten 30% na in lagu siiyaad rabtaa. Anta majnuun . Maalinta danbe in majeerten gaas iyo kabriid idinku ku qabto baan ka baqaya markay iimaan la,aantina u dulqaadan waayan. Walaahi xitaa 17 ka xildhibaan baa idinku khasaare ah 10 xitaa kuma siiyeen anigu.
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Dhulbahante ministers

Post by Ben Dover »

theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 3:57 pm Iimaanka lagaa qaad. Markaa maxaad ku mutaysatay 30% illeen unproductive baad tahay dal iyo dad, maal iyo muruq midna kumaad darsan majeerten 30% na in lagu siiyaad rabtaa. Anta majnuun . Maalinta danbe in majeerten gaas iyo kabriid idinku ku qabto baan ka baqaya markay iimaan la,aantina u dulqaadan waayan. Walaahi xitaa 17 ka xildhibaan baa idinku khasaare ah 10 xitaa kuma siiyeen anigu.
Caqli xumaa wuxu :lol:

They bring absolutely nothing to any entity they join yet through sheer indho adayg they are begging for 30%.

You can not deny these bastards are funny.
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Dhulbahante ministers

Post by PrinceNugaalHawd »

Wixi waax noogu Daraa Habaaraan
User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Dhulbahante ministers

Post by Sharmarke91 »

theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 3:57 pm

kkkkkk.

Sxb, meesha Harti ba wada dhistay reerna reer kama xigo marka wa in saamiga cadaalad lagu qaybsada.

How can MJ have 50% share of everything while Dhulos get 25%, waxasi macquulmaha.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Dhulbahante ministers

Post by theyuusuf143 »

Ben Dover wrote: Tue Feb 12, 2019 4:03 pm

They are not even begging they are demanding ! Dhulbahante footari buu liqay waxani indha adayg ka badane yaga macaal adiga oo laysu geeyey 12 xildhibaan buu gobolkina sool ku leeyahay barlamanka dalkeena. Markaas 30% ka rabaan niman aanay waxba ku darsan . Majeerten ku naga dul qaad badan . Kkkkkkk
User avatar
Sharmarke91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1511
Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am

Re: Dhulbahante ministers

Post by Sharmarke91 »

theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 4:10 pm

Off course we are demanding.

Hadi aynan MJ ogolayn saami qaybsi cadaalad ah dee dhulkayaga yaysan sheegan. Awalba anaga wax ku darsanay hadana wanu kala soo noqon.

Amba ha yeelan in si wanagasan wax loo wada yeesho, dalkana wada Puntland noqdo.
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Dhulbahante ministers

Post by PrinceNugaalHawd »

theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 4:10 pm
Ben Dover wrote: Tue Feb 12, 2019 4:03 pm
theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 3:57 pm Iimaanka lagaa qaad. Markaa maxaad ku mutaysatay 30% illeen unproductive baad tahay dal iyo dad, maal iyo muruq midna kumaad darsan majeerten 30% na in lagu siiyaad rabtaa. Anta majnuun . Maalinta danbe in majeerten gaas iyo kabriid idinku ku qabto baan ka baqaya markay iimaan la,aantina u dulqaadan waayan. Walaahi xitaa 17 ka xildhibaan baa idinku khasaare ah 10 xitaa kuma siiyeen anigu.
Caqli xumaa wuxu :lol:

They bring absolutely nothing to any entity they join yet through sheer indho adayg they are begging for 30%.

You can not deny these bastards are funny.
They are not even begging they are demanding ! Dhulbahante footari buu liqay waxani indha adayg ka badane yaga macaal adiga oo laysu geeyey 12 xildhibaan buu gobolkina sool ku leeyahay barlamanka dalkeena. Markaas 30% ka rabaan niman aanay waxba ku darsan . Majeerten ku naga dul qaad badan . Kkkkkkk
Caqli Xuumadi Habar Jeclo baad wadan!!

Adiga Idoorka Garxajiis iyo HA toona Inaay Wax ka Badsan ma Ogoliid!! Weliba Garxajis oo Idinka Badan Baad ka Badsateen wakhtigi Silaanyo iyo Bixi, Tii Riyaale iyo cigaal na Isku Saami baad ahayadeen! Anaaga Taas baa naagu la yabantahay?!

Mamulka Puntland Amaanka Gobolka Sool Eastern Sanaag iyo Cayn Baa loo Dhibaay!! Waan Wada Dhisanay! Odaaygi Cabdulaahi ee mamulkaas Hogaminayay baa Xamar laa Aday iyo Baydhabo ciidankii Daantooda daradeed baa SL uu qabsatay Laascaanood!!
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Dhulbahante ministers

Post by Ben Dover »

theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 4:10 pm They are not even begging they are demanding ! Dhulbahante footari buu liqay waxani indha adayg ka badane yaga macaal adiga oo laysu geeyey 12 xildhibaan buu gobolkina sool ku leeyahay barlamanka dalkeena. Markaas 30% ka rabaan niman aanay waxba ku darsan . Majeerten ku naga dul qaad badan . Kkkkkkk
Niyow Majeerteen labaray oo waakan ku taxay wasaarado aan jirin ba :lol:

- Wasiirka Airports-ka :damn:

- Wasiirka Tourismka :damn:

Waxaad ku dartaa Wasiirak biyaha oo ay naqshada ka xadeen booska ina Koore :lol:
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Dhulbahante ministers

Post by PrinceNugaalHawd »

Ben Dover wrote: Tue Feb 12, 2019 4:21 pm
theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 4:10 pm They are not even begging they are demanding ! Dhulbahante footari buu liqay waxani indha adayg ka badane yaga macaal adiga oo laysu geeyey 12 xildhibaan buu gobolkina sool ku leeyahay barlamanka dalkeena. Markaas 30% ka rabaan niman aanay waxba ku darsan . Majeerten ku naga dul qaad badan . Kkkkkkk
Niyow Majeerteen labaray oo waakan ku taxay wasaarado aan jirin ba :lol:

- Wasiirka Airports-ka :damn:

- Wasiirka Tourismka :damn:

Waxaad ku dartaa Wasiirak biyaha oo ay naqshada ka xadeen booska ina Koore :lol:
You forget Wasirka Arimaha Dibada SL wa Dhulbahante Wasiirka Difaaca Waa Warsangeli LOL biyaha uun baad sheegta cuqdaad Dhulbahante ba ku dilasa.
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Dhulbahante ministers

Post by Ben Dover »

PrinceNugaalHawd wrote: Tue Feb 12, 2019 4:22 pm
Ben Dover wrote: Tue Feb 12, 2019 4:21 pm
theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 4:10 pm They are not even begging they are demanding ! Dhulbahante footari buu liqay waxani indha adayg ka badane yaga macaal adiga oo laysu geeyey 12 xildhibaan buu gobolkina sool ku leeyahay barlamanka dalkeena. Markaas 30% ka rabaan niman aanay waxba ku darsan . Majeerten ku naga dul qaad badan . Kkkkkkk
Niyow Majeerteen labaray oo waakan ku taxay wasaarado aan jirin ba :lol:

- Wasiirka Airports-ka :damn:

- Wasiirka Tourismka :damn:

Waxaad ku dartaa Wasiirak biyaha oo ay naqshada ka xadeen booska ina Koore :lol:
You forget Wasirka Arimaha Donald’s SL LoL biyaha uun baad sheegta cuqdaad Dhulbahante ba ku dilasa.
I didnt forget, but that isnt a position you hold in Puntland :lol:

Does Puntland even have a Ministry of Foreign Affairs?
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Dhulbahante ministers

Post by theyuusuf143 »

Sharmarke91 wrote: Tue Feb 12, 2019 4:08 pm
theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 3:57 pm
Sharmarke91 wrote: Tue Feb 12, 2019 3:38 pm

Since there is no multi part system or election, the saami qaybsi should be 30% and 40% for DH and MJ respectively on everything.
Iimaanka lagaa qaad. Markaa maxaad ku mutaysatay 30% illeen unproductive baad tahay dal iyo dad, maal iyo muruq midna kumaad darsan majeerten 30% na in lagu siiyaad rabtaa. Anta majnuun . Maalinta danbe in majeerten gaas iyo kabriid idinku ku qabto baan ka baqaya markay iimaan la,aantina u dulqaadan waayan. Walaahi xitaa 17 ka xildhibaan baa idinku khasaare ah 10 xitaa kuma siiyeen anigu.
kkkkkk.

Sxb, meesha Harti ba wada dhistay reerna reer kama xigo marka wa in saamiga cadaalad lagu qaybsada.

How can MJ have 50% share of everything while Dhulos get 25%, waxasi macquulmaha.

Anigu cadaalad darrada ma jecli . Waxan ahay dadka aaminsan in qolo walba lagu abaal mariyo sida ay u kala wax soo saar badan yihiin dhaqaale ahaan, cudud ahaan ama Caqli ahaan. Markad Harti oo dhan qiimayso dhulbahante are the most disadvantaged group from puntland point of view. MJ waa the guardians of punland inaad ku dherestato baan xitaa denbi u arkaa oo aad xaqooda damacdo inaad equal u qaybsatan adigoo zero ah .
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Dhulbahante ministers

Post by theyuusuf143 »

PrinceNugaalHawd wrote: Tue Feb 12, 2019 4:19 pm
theyuusuf143 wrote: Tue Feb 12, 2019 4:10 pm
Ben Dover wrote: Tue Feb 12, 2019 4:03 pm

Caqli xumaa wuxu :lol:

They bring absolutely nothing to any entity they join yet through sheer indho adayg they are begging for 30%.

You can not deny these bastards are funny.
They are not even begging they are demanding ! Dhulbahante footari buu liqay waxani indha adayg ka badane yaga macaal adiga oo laysu geeyey 12 xildhibaan buu gobolkina sool ku leeyahay barlamanka dalkeena. Markaas 30% ka rabaan niman aanay waxba ku darsan . Majeerten ku naga dul qaad badan . Kkkkkkk
Caqli Xuumadi Habar Jeclo baad wadan!!

Adiga Idoorka Garxajiis iyo HA toona Inaay Wax ka Badsan ma Ogoliid!! Weliba Garxajis oo Idinka Badan Baad ka Badsateen wakhtigi Silaanyo iyo Bixi, Tii Riyaale iyo cigaal na Isku Saami baad ahayadeen! Anaaga Taas baa naagu la yabantahay?!

Mamulka Puntland Amaanka Gobolka Sool Eastern Sanaag iyo Cayn Baa loo Dhibaay!! Waan Wada Dhisanay! Odaaygi Cabdulaahi ee mamulkaas Hogaminayay baa Xamar laa Aday iyo Baydhabo ciidankii Daantooda daradeed baa SL uu qabsatay Laascaanood!!

Garxajiska iyo habar jecloba sidad u iimaan la,adihiin bay u iimaan la,ayihiin . Anigu zubeeriyada baan ka danbeeya 50% inay yagu qaataan bay ahayd oo markay haakah dhahaan waxa kasoo hadha laynoo qaybiyo. laakiin even in this case HJ iyo Garxajis naf iyo maal ba way geliyaan somalilland oo xoogaa buuqoda waa loo dulqaadan karaa . Laakiin adigu zero baad contribute garaysaa puntland .
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Khaatumo”