Ninka sheega ma dhaafto!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by Jaamacbuuhoodle »

mahoka wrote: Sun May 26, 2019 7:31 am
Jaamacbuuhoodle wrote: Sat May 25, 2019 12:03 pm
theyuusuf143 wrote: Sat May 25, 2019 8:52 am We don't trust wadani because of peaple like buubaa and cirro You must beg sacad muuse first the way silaanyo begged them . I am telling you the truth yaa ayyuyal Wadani . Sacad muuse are the King makers , and you hate them, that's your problem . Weliged somaliland horena uma Soo Marin dibna usoo Mari maayo madaxwayne aysan sacad muuse keenin. Waa igu wallaahi , waa igu billaahii , waa igu tollaahi inaan sidaa aaminsanahay . Waxan Sidan wadkayga u hubo aan u hubaa inuu madaxwayne habar yonis ah imanayo waxaan kasii hubaa inuu ka imanayo kulmiye oo ay sacad muuse gacan tooda kusoo xulanayan ciday rabaan. Kaba Soo qaad haday doonan cadaani bay keenayan. Isla iyagaana cirkaa geynaya anana codkaaanu ku guraynaa .

Cidii aan taa saadaalin Karin , anaga reer daahira oo kuu faaline waxad yeeli lahayd imikaba yeel. Qofka aan waxa Soo socda saadaalin karin maba aha inuu yidhaahdo waxa maanta taagan baan wax ka qaban karaa .
Abti Shacabka Soomaaliyeed oo dhan way ogyihiin Madaxweynaha maamulka Somaliland ee soo Socda waa Gudoomiye C/Raxmaan Cirro .
Cirro Waa ninka kaliya ee Dowlada federlaaka wada hadal sax ah lala gali karto ,
Muuse iyo ina kaahin ilaa Aakhiro cid la hadali doonto jiri mayso .
Waad ogaan doonto Gudoomiye Cirro wuxuu Huunada ku samayn doono
Sxb you say that but majority of dhulbahante votes for biixi and kulmiye. ((( The few dhulbahante refugees in the west have been told lies )) Kulmiye has made dhulhante a support community just like hj and sm mashallah.

If they can do the same for warsangeli, it’s game over for wadani.
Sxb Kuwaas maaha Dhulbahante ee gun gun dhashay ku sheeg . waa in yar oo kulmiye ku biirtay laga bilaabo 2004-2005 ,, 80% waa Jaamac Siyaad inta kale waa dabadhilif codkooda lacaq lagu iibsaday waliba dhamaantood markaa waxba la isku dar Codkoodo kama badna 3500-4000 oo qof Waa khasaara socta .
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by DayrBare »

theyuusuf143 wrote: Sun May 26, 2019 9:45 am
CaliBurco wrote: Sun May 26, 2019 8:49 am I wonder what made yusuuf so subservient to sacad muuse.
Aniga iima kala sokeeyan isaaq , xaq baan u leeyahay inaan kuwa loogu qaatay wanaagooda sheego. Weliba microphone kaa I ciilay ee hadaan iimam ahaan lahaa
masaajidkan uga ducayn lahaa salaatul laylka . Islaan sacad muuse ah haday ey waraabiso khudbada jimcaha baan ku dari lahaa , anigoo naxariisteda barbar dhigaya asxaabtii rasuulka csw, oo carrabka ku adkaynaya magaca tuuladeeda . Si musliniintu u fahmaan in dad muuminin khaasi kunool yihiin Agabar. :lol:

Waree Yusuf

Your love for SM is becoming cliché.

Xataa reer Jaamac waalkii kale ayaa kaayaban ninyohow. :P :lol: :|
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by skywalker25 »

Togdeer wrote: Sun May 26, 2019 1:57 pm @theyuusuf
Walagay ma arkin qof sidaa Sacad Muse u amaana oo Sacad Muse ku faana. Xitaa Sacad Museha sidaa I suma faaniyaan, oo is ma amaanaan.
I’m starting to doubt your HJ.

Sacad Muse, like everyone else, have good and bad amongst them. However, they are lucky enough to be able to play the game of thrones better than their competition. They neither deserve disrespect nor respect.

This dibjir named Yusuf and his hero worshipping is disgusting. You can like a certain tribe for x, y or z, reasons. But crying like some emotional women after time Sacad Muse is mentioned. (Reminds me of Hally Berry when she one that Oscar) is tragic. Specially ones the reasoning behind this Sacad Muse love affair is put under the microscope. The argument for supporting Sacad Muse becomes even more delusional. There’s a thread where he comes with all his pum pums and caadani schools him on the unfair system that allows Sacad Muse to get rich at the expense of the east.

Personally I think it’s Khalid Ali who’s memorised M kaahins abtiris, then decided to play a Reer Yusuf dibjir raised on the streets amongst thieves and hookers. Even claiming his mums Arab, I have never met a HJ Arab marriage. ( in the Uk maybe, but not back home).
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by MujahidAishah »

theyuusuf143 wrote: Sat May 25, 2019 8:52 am We don't trust wadani because of peaple like buubaa and cirro You must beg sacad muuse first the way silaanyo begged them . I am telling you the truth yaa ayyuyal Wadani . Sacad muuse are the King makers , and you hate them, that's your problem . Weliged somaliland horena uma Soo Marin dibna usoo Mari maayo madaxwayne aysan sacad muuse keenin. Waa igu wallaahi , waa igu billaahii , waa igu tollaahi inaan sidaa aaminsanahay . Waxan Sidan wadkayga u hubo aan u hubaa inuu madaxwayne habar yonis ah imanayo waxaan kasii hubaa inuu ka imanayo kulmiye oo ay sacad muuse gacan tooda kusoo xulanayan ciday rabaan. Kaba Soo qaad haday doonan cadaani bay keenayan. Isla iyagaana cirkaa geynaya anana codkaaanu ku guraynaa .

Cidii aan taa saadaalin Karin , anaga reer daahira oo kuu faaline waxad yeeli lahayd imikaba yeel. Qofka aan waxa Soo socda saadaalin karin maba aha inuu yidhaahdo waxa maanta taagan baan wax ka qaban karaa .

Sacad muse haa noolaato sh yusuf knows how SL works :blessed:
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8485
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by LeJusticier »

CaliBurco wrote: Sun May 26, 2019 8:49 am I wonder what made yusuuf so subservient to sacad muuse.
:lol: :lol:
An u meherino. Yaradna ha ina siiyeen waxani caabudaad ka badan.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8485
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by LeJusticier »

skywalker25 wrote: Mon May 27, 2019 12:23 pm
Togdeer wrote: Sun May 26, 2019 1:57 pm @theyuusuf
Walagay ma arkin qof sidaa Sacad Muse u amaana oo Sacad Muse ku faana. Xitaa Sacad Museha sidaa I suma faaniyaan, oo is ma amaanaan.
I’m starting to doubt your HJ.

Sacad Muse, like everyone else, have good and bad amongst them. However, they are lucky enough to be able to play the game of thrones better than their competition. They neither deserve disrespect nor respect.

This dibjir named Yusuf and his hero worshipping is disgusting. You can like a certain tribe for x, y or z, reasons. But crying like some emotional women after time Sacad Muse is mentioned. (Reminds me of Hally Berry when she one that Oscar) is tragic. Specially ones the reasoning behind this Sacad Muse love affair is put under the microscope. The argument for supporting Sacad Muse becomes even more delusional. There’s a thread where he comes with all his pum pums and caadani schools him on the unfair system that allows Sacad Muse to get rich at the expense of the east.

Personally I think it’s Khalid Ali who’s memorised M kaahins abtiris, then decided to play a Reer Yusuf dibjir raised on the streets amongst thieves and hookers. Even claiming his mums Arab, I have never met a HJ Arab marriage. ( in the Uk maybe, but not back home).
couldn't agree with you more :up:
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8485
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by LeJusticier »

DayrBare wrote: Mon May 27, 2019 1:54 am
theyuusuf143 wrote: Sun May 26, 2019 9:45 am
CaliBurco wrote: Sun May 26, 2019 8:49 am I wonder what made yusuuf so subservient to sacad muuse.
Aniga iima kala sokeeyan isaaq , xaq baan u leeyahay inaan kuwa loogu qaatay wanaagooda sheego. Weliba microphone kaa I ciilay ee hadaan iimam ahaan lahaa
masaajidkan uga ducayn lahaa salaatul laylka . Islaan sacad muuse ah haday ey waraabiso khudbada jimcaha baan ku dari lahaa , anigoo naxariisteda barbar dhigaya asxaabtii rasuulka csw, oo carrabka ku adkaynaya magaca tuuladeeda . Si musliniintu u fahmaan in dad muuminin khaasi kunool yihiin Agabar. :lol:

Waree Yusuf

Your love for SM is becoming cliché.

Xataa reer Jaamac waalkii kale ayaa kaayaban ninyohow. :P :lol: :|
Waxaan maqli jiray qofka extreme unfair wax u jeclaada waxaa loo shidi jiray xaarkiisa. Ka yar waa in xaarkiisa loo shidaa sida uunsiga.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by theyuusuf143 »

Isaaq waxa isaaq sharaf leh oo dawlada ka dhigay waa sacad muuse iyo habar awal guud ahaan. Intiina kale dugaag baad tihiin maalintay faraha inaga qaadan ee ay danahooda u jeestan reer kaasi baa la arki doona ninkii somaliland cirka iyo dhulka u kala hayey iyo kii iska dhex joogay.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by Timiro1999 »

Wax walba waxa ka daran sidey hadalkiisa ugu rixinayaan :lol:

'Doqon baa amaantiyo faankuun ku darartee"
Waa hadal naxwe leh garanaya wuu garanayaa kii garan waaya libaaxa Warancade ha cuno.
Weligaa hadaad doonaysid qof nacas ah inaad danahaaga ku gaadhid waa la amaana.
Isagoo ku daba raxlaynaya oo hadalkaga run moodaya ayaad arkaysaa :lol:
Fariid hadad amaanto laba cisho dabadeed wuxuu kugu odhanaa dee adeer waa ku sidee tiriiga laydhka igala daba hadh.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by theyuusuf143 »

Timiro1999 wrote: Tue May 28, 2019 11:12 am Wax walba waxa ka daran sidey hadalkiisa ugu rixinayaan :lol:

'Doqon baa amaantiyo faankuun ku darartee"
Waa hadal naxwe leh garanaya wuu garanayaa kii garan waaya libaaxa Warancade ha cuno.
Weligaa hadaad doonaysid qof nacas ah inaad danahaaga ku gaadhid waa la amaana.
Isagoo ku daba raxlaynaya oo hadalkaga run moodaya ayaad arkaysaa :lol:
Fariid hadad amaanto laba cisho dabadeed wuxuu kugu odhanaa dee adeer waa ku sidee tiriiga laydhka igala daba hadh.

Haday doqomo yihiin 2019 umaad halganteen inaad yaga ka xorawdo . Dadka sanadkan raadinaya inay sacad muuse ka xorooban ama iska celiyaan. Waxa kamida.

1. Garxajis
2. Dhulbahante
3. Majeerten
4.warsangeli
5. Gadabuursi
6. Arab
Iyo Habarjeclo oo inyari u Hadhay xiligay futada kala qaban jireen.

Waxaas oo dhan cududa, caqliga cuudka sacad muuse iyo habar awal baa lagu maamula. Kulligood waa gaajo waxayna isu haystan dad belaayo ka dhacday , sacad muuse baa balag u Lula markaasay iska xasilaan sidii ido caws lagu sii daayey. Bilaash uma taagero reerkan ee kartidoodan ka yaabay , xitaa yuhuudu malaha karti lagu maamulo dad sideena oo kale habaar ku dhacay. Qurux kasta oo somaliland leedahay libinteeda yagaa leh.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by Timiro1999 »

Adeer SM adigey wax kula yihiin ee orod dusha ku qaado waxay galaan iyo waxay yihiin anagu waanu naqaana.
Amaanta beenta u rixinta lol
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by DayrBare »

LeJusticier wrote: Tue May 28, 2019 6:50 am
DayrBare wrote: Mon May 27, 2019 1:54 am
theyuusuf143 wrote: Sun May 26, 2019 9:45 am

Aniga iima kala sokeeyan isaaq , xaq baan u leeyahay inaan kuwa loogu qaatay wanaagooda sheego. Weliba microphone kaa I ciilay ee hadaan iimam ahaan lahaa
masaajidkan uga ducayn lahaa salaatul laylka . Islaan sacad muuse ah haday ey waraabiso khudbada jimcaha baan ku dari lahaa , anigoo naxariisteda barbar dhigaya asxaabtii rasuulka csw, oo carrabka ku adkaynaya magaca tuuladeeda . Si musliniintu u fahmaan in dad muuminin khaasi kunool yihiin Agabar. :lol:

Waree Yusuf

Your love for SM is becoming cliché.

Xataa reer Jaamac waalkii kale ayaa kaayaban ninyohow. :P :lol: :|
Waxaan maqli jiray qofka extreme unfair wax u jeclaada waxaa loo shidi jiray xaarkiisa. Ka yar waa in xaarkiisa loo shidaa sida uunsiga.

Waxaasi jacayl kawayn.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8485
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by LeJusticier »

DayrBare wrote: Thu May 30, 2019 2:05 am
LeJusticier wrote: Tue May 28, 2019 6:50 am
DayrBare wrote: Mon May 27, 2019 1:54 am

Waree Yusuf

Your love for SM is becoming cliché.

Xataa reer Jaamac waalkii kale ayaa kaayaban ninyohow. :P :lol: :|
Waxaan maqli jiray qofka extreme unfair wax u jeclaada waxaa loo shidi jiray xaarkiisa. Ka yar waa in xaarkiisa loo shidaa sida uunsiga.

Waxaasi jacayl kawayn.
Waa in Joseph xaarkiisa loo shidaa, si kale kuma bogsankaree
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by CaliBurco »

That unkempt drunkard is being displayed as a circus monkey in bintiland.

The more important question is, where is Mustafe Martin, Madaxweynaha Somaliland State of Somalia.
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Ninka sheega ma dhaafto!

Post by CaliBurco »

I posted this in the wrong topic.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”