kkkk N&N tusbax kala daadatey noqotay kheyre markuu ka tagey kurti oodey jabsadeen
Shir jaraadid madasha kadib kulankii mursal iyo muuday( gudoonka baarlamaanka). i will come back with xog
Speakers put the final nail in the Farmaajos' coffin
Moderator: Moderators
Re: Speakers put the final nail in the Farmaajos' coffin
I would like Sheikh Sharif and/or Hassan Sheikh to come to Somaliland before the election and meet with my country's president and leadership to discuss how our two nations can officially split and afterwards establish diplomatic relations. Also they should discuss how to help end the 30 year stateless nightmare
Re: Speakers put the final nail in the Farmaajos' coffin
Farmaajo cancelled his American citizenship so this kind of foreign intervention will not work with him. Gov troops are still in Gedo despite U.S. Embassy protesting the move
Re: Speakers put the final nail in the Farmaajos' coffin
Failmaajo seems to be digging his heels, and thinking he could oppress the Somalis with the help of newly- found boyfriend Abiye. There'e a recent interview of Abiye where he stated that the two countries should unite and many other awful things. I don't have the time now, but will upload it later.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Speakers put the final nail in the Farmaajos' coffin
zidane88 wrote: Tue Jun 09, 2020 3:44 pm Failmaajo seems to be digging his heels, and thinking he could oppress the Somalis with the help of newly- found boyfriend Abiye. There'e a recent interview of Abiye where he stated that the two countries should unite and many other awful things. I don't have the time now, but will upload it later.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Speakers put the final nail in the Farmaajos' coffin
Its over for Farmaajo even the US is calling for action 

Re: Speakers put the final nail in the Farmaajos' coffin
waxaa idiin balanqaaday inaan xog idiinka keeno shirarkii maalmahan gudoonka baarlamaanka iyo madasha u socdey.
kulankii musral uu la yeeshay shariif iyo hassan sheekh intuu socday waxaa qadka soo galay Farmaajo oo taleefanka Mursal soo wacay. Waxuu ku dhahay iigu dhiib odayaasha. Murusal waxuu ku horeeyay Xassan Sheekh oo uu taleefanka u dhiibay, laakin markiiba Xassan ayaa gacanta u duday oo diiday waxuuna dhahay lama hadlaayo Farmaajo. Kadib waxuu taleefanka u dhiibay sheekh Shariif. Shariif ayaa hadal kooban ku yiri farmaajo, wax aan ka wada hadalno ma jiraan hadda ka hor ayaaan intaan kuu imaanay balanta nooga baxday. Farmajo waxuu dhahay maya saas maaha madaxwayne is daji, saas ha dhihin waxaas uu galay. Ka dibna Farmaajo qadka wuu ka baxay waxuu soo diray kheyre oo soo wacay taleefanka Murusal oo ku dhahay ii dhiib Xassan Sheekh aan la hadlee, kadib Xassan Sheekh ayaa loo dhibay, waxuu ku yiri raali ahoow madaxwayne wiilkaada ayaan ahaan jiray aan wada hadalno.Xassan sheekh waxuu ku yiri war ninyahoow wiil wiilkaada ma aqaane waxaan idin kaga fadhinaa doorasho waqtigeeda ku dhacdo kheyre khadkuu ka baxay. sida kacad meeshaas kheyre maba ka aheen nin madasha iyo farmaajo isku keenaya marka waxay mareen muudey iyo mursal mar kale. maalintii labaad waxaa soo noqdey Mursal oo habeenkii la kulmay farmaajo iyo fahad is xanaaqna dhex marey suaalaha farmaajo awgeed. mursal wuxuu muu jiyay arbiter bas inuu ka yahay wuxuu la soo noqdey muudey laakiin kulankaan waa fashilmay maadama ay dalbadeen inay madasha u raacaan Villa Somalia laakin ay labada madaxwayne diideen. waxooda waaba qafaal.
well done abgaal leaders last time waa la ogaa wixii ku dhacay markey miiska hoostiisa heshiis kula gaareen farmaajo ayaantii thuma wallahi cashar ay ka barteen meeshas inkastoo la rabay inay mar hore fahmaan
Aqalka sare toos uu u soo goostey waxayna bilaabeen inay sheekadii Galmudug iyo is hor keenka camal ku sameeyaan waxaa taageeray beesha caalamka oo statement faragalin ah soo saaraya waxaana ugu horeeya maraykanka in la qabto shirka dawlada iyo maamul goboleedyada bishan dhamaadkeeda. Farmaajo oo isticmaalaya lafta gareen ayaa fashiliyay shirar qaban qaabo ah markay KG iyo Baanaadir ku adkeesteen in july shirka laga dhigo halka PL, JL, Galmudug iyo Hirshabelle diideen oo ku adkeesteen in la qabto bishan june.
lugta gareen iyo qoorta gareen meeshaas ha iga harto horaan u sheegay in bilaha ugu danbeeya duqa cidla looga tagi doono kkk

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 415 Views
-
Last post by anilweyne
-
- 3 Replies
- 756 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 799 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 35 Replies
- 3289 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 8 Replies
- 728 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 29 Replies
- 1353 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 0 Replies
- 430 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 12 Replies
- 934 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 37 Replies
- 2632 Views
-
Last post by Scarletmoon1
-
- 1 Replies
- 439 Views
-
Last post by Qumanyoo