LeJusticier wrote: Fri Jul 10, 2020 3:33 pm
zidane88 wrote: Fri Jul 10, 2020 10:46 am
LeJusticier wrote: Fri Jul 10, 2020 6:47 am
Jump the band-wagon meaning ayaa usbuucii hore lay waydiiyey. I answered " Is daad raacin"
Reer Koonfurka siyaasadoodu wejiyo badanaa......
Waa is daad raacintaa uun markii laga hoos guuray Mooge.
True, I also remember the other day when you asked Seedyare not to compare Xerow to academic Cagjar. Xerow si fiican ayaad u asiibtay.
LJ, waa runtay ma been baan sheegay dee? ninna waa master degree holder ninna waa wadaad walow uu wadaadku i xigo haddana runtu waa lama huraan unlike some people.
