The Rise of Rooble and the FMS leaders and the Fall of Mooge and MM

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The Rise of Rooble and the FMS leaders and the Fall of Mooge and MM

Post by sahal80 »

Rebelxx22 wrote: Wed Sep 01, 2021 1:40 am Warya tell me what happened to the Saudi trip. Don’t tell me Boon Farmaajo outpaced Rooble once again.
wallahi wax xog kama hayo laakin baraha bulshada labadaan nin ayaa Xogaha hela but they r both biased midka hore waa pro AAW, pro Kheyre anti UPD iyo Guuleed oo booskiisa Qoorqoor galiyo markaste he is pro HAG . kankan kale waa mjka yaryar ee mooge taageera qolo danweyne la dhoho he is pro SAHAL wuxuu qabaa fikirka ah it will be between Mooge and Deni hadana wuxuu dhahay Rooble aa Deni b
PM ka raajicinaya :pac:

laakin wax dhabta ah uu ka hadlaa taas oo CBB ay ku weeraraan sida khilaafka Rooble iyo Farmaajo uu ka hadlo ayaantaana Roobluu saaranyahay uu leeyahay wuu fashilmay marka caadifad qabiil ay ka tahay mise dad baa ka danbeeya? marka kan hore wuxuu leeyahay casumaadii dibaa loo dhigay kana danbana Mooge blocked it. Sacuudiga waa dal aad u ixtiraama diplomatic codeska la mid maaha UAE marka waxaa dhici karta inay si dadban uga noqdeen hadii runtahay in "jadwalkii siyaarada laga sugayo"

Mediaha taageersan Deni iyo Madoobe oo Nairobi jooga waxay ku haayaan imaaradka iyo sacuudiga ay uga sii gudbi doonaan marka ma Roobley sacuudiga kula kulmi doonaan ooy ka warsugayaan macquul maaha in kaligood Sacuudi kula kulmaan mise waa mala awaal waa sii wareegeynaa inta sacuudiga?

wararka qaar waxay sheegayaan inay Nairobi dib uga soo noqonayaan si ay doorashada u bilaabaan.

User avatar
Rebelxx22
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 457
Joined: Sun Jul 25, 2021 11:04 pm

Re: The Rise of Rooble and the FMS leaders and the Fall of Mooge and MM

Post by Rebelxx22 »

sahal80 wrote: Wed Sep 01, 2021 3:38 pm

Safarka markii hore wuxu aha baaq u Axmed Madoobe so jeediyay si un qaranka loogu so duceyo Kulaha :dead: :dead:
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: The Rise of Rooble and the FMS leaders and the Fall of Mooge and MM

Post by ReturnOfMariixmaan »

Sbashi wrote: Wed Sep 01, 2021 3:05 pm
ReturnOfMariixmaan wrote: Wed Sep 01, 2021 12:50 pm
Sbashi wrote: Wed Sep 01, 2021 12:45 pm Badbaado gedo? :lol: Where will moalimu find these fabled soldiers? Will they be puntland paratroopers that jump from planes or will they be the 4 photo ops malnourished soldiers that appear as guards to xuud?
As for madoobe, he cant be equal to guudlawe. Because his time is done its finished. And he knows it.
He’s out of his mind. Moalimu is loyal :lol:
This guy everyday fabricates lies. This is the same guy who said airborne troops from puntland and kismayo will capture beledxaawo. And even xuud will send troops from beledweyne.

As for moalimu we will find out. People shouldnt get their hopes high up.
I agree. We’ll see. I’m not worried.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The Rise of Rooble and the FMS leaders and the Fall of Mooge and MM

Post by Murax »

Sbashi wrote: Wed Sep 01, 2021 3:05 pm
ReturnOfMariixmaan wrote: Wed Sep 01, 2021 12:50 pm
Sbashi wrote: Wed Sep 01, 2021 12:45 pm

He’s out of his mind. Moalimu is loyal :lol:
This guy everyday fabricates lies. This is the same guy who said airborne troops from puntland and kismayo will capture beledxaawo. And even xuud will send troops from beledweyne.

As for moalimu we will find out. People shouldnt get their hopes high up.

:dead:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”