Well said. Everyone knows Deni would be a disaster for Somalia as president even if they wouldnt openly admit it. He is not fit for PL office let alone Villa Somalia.paperino wrote: Wed May 04, 2022 11:25 am MrSinister's argument that Deni isn't as corrupt, is more practical, knows how to neogotiate with others and build consensus, etc isn't convincing. A few weeks ago, there was a mini civil war in Boosaaso where the lives of tens innocent people were lost, and Deni was responsible for it. Furthermore, there could be a much worse civil war on the horizon, organized by Deni's loyalists:
Axmed Karaash oo hakiyey xilka qaadis uu la rabay Wasiir Amarkiisa diiday
Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in ay taagan tahay xiisad ka dhalatay amar diido uu sameeyey malkiilaha qarsoon ee Puntland ahna wasiirka maaliyada Xasan Shire Abgaal.
Kusimaha Madaxweynaha Puntland dhawaana sheegtay inuu la wareegay xilka madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyadoo Deni uu taasi waxba kama jiraan ka dhigay.
Amar uu siiyey Karaash wasiirka maaliyada waxaa ka hor yimid Xasan shire Abgaal iyadoo kadib uu go’aansaday Madaxweyne karaash inuu xilka ka qaado.
Sida muuqata arintaas ayaa la filayey in xilka laga qaado Wasiir Xasan Shire Abgaal Maanta balse odayaal kasoo jeeda beesha Wasiirka ayaa kaga digay madaxweyne Karaash inuu sidaas sameeyo.
Beesha ugaaryahan ee Karaash ka dhashay ayaa waxgarad kasoo jeeeda waxay Karaash taleefoon kula hadleen isagoo kusugan Boosaaso uu socdaal ku jooga kana codsadeen inuu hakiyo xilka qaadista uu Wasiirka Maaliyada la rabo.
Warar ayaa tibaaxaya in loogu hanjabay beesha ugaar yahan in laga tarxiili doono dhulka Puntland hadii uu karaash joojin waayo damaciisa xilka qaadista ah,taas oo xaalada meel culus gaarsiin karta khilaafka deni iyo karaash markii hore udhaxeeyey.
https://www.warqaad.info/xasaasi-axmed- ... sa-diiday/
Breaking news: mooshin against deni
Moderator: Moderators
- GuleedWarsame
- SomaliNetizen
- Posts: 704
- Joined: Mon Jan 22, 2018 6:46 am
Re: Breaking news: mooshin against deni
Re: Breaking news: mooshin against deni
my nigga karash cutting down deni to size
karash wu lagdi kara deni. culayska iyo xaydha wahay dib ku tahay ruha ay sarantahay kaliya


-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 837 Views
-
Last post by SadeSoulja
-
- 3 Replies
- 772 Views
-
Last post by Nubis
-
- 42 Replies
- 4099 Views
-
Last post by Pureblood1
-
- 15 Replies
- 1667 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 1 Replies
- 306 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 45 Replies
- 8450 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 90 Replies
- 60785 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 380 Views
-
Last post by Sbashi
-
- 21 Replies
- 9863 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 14 Replies
- 5742 Views
-
Last post by LionHeart-112