AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Oct 27, 2022 6:37 pmMaxaa siciid is the only Galmaax tuulo under shabab control.sahal80 wrote: Thu Oct 27, 2022 2:58 pmGaaljecelka qalad aad ka fahansantahay saas uma weyna mana u dhawa 5 degmo ee Hiiraan marka laga reebo Baladweyne. markaad wax xoreynaysid waxaa la fiiriyaa beelaha. Hiiraan waxaa dega XL, Gaaljecel, Jijeele, Baadicade, HG iyo Jareer. XL, Jijeele iyo HG waa nadiif, Baadicade iyo jareer 95% waa nadiif sababtoo ah waxay dhex degaan XL sida Buuloburde iyo Jalalaqsi marka Al Shabaab xoog uma caburiso maadama ay ku dhexdhuuntaan tuulooyin yar baa jira oo kaligood degaan oo sida buurweyn. Fiidow XL aa uga badan i even had arabic somali source belongs to Abdulkadir Osoble explaining Hirshabelle clan structure says fiidow is mainly Hawadle. Baadicade mp Macalimow you see him always with Hawadle mps in buuloburde and jalalaqsi waayo malaha deegaan u gooni ah sida gaaljecelka Jimbileey waa mixed Jiiqley is mainly Hawadle waliba Ibrahim ciise iyo Cabdi Yuusuf samataro waa yabar madaxweyne kuli waa galbeedka. Al Shabaab buurane bas ay ku dhuumataa waana ka cararaan fiidow waa free waxay ku taal jidka. baadicade explains it for youAmin5457 wrote: Thu Oct 27, 2022 1:40 pm
You reckon by end of the year middle shabelle is free. I don't have hopes for the gaaljecel parts of hiraan and believe they might take longer. Also is it true an airport and port are going to be built in Adale?
Gaaljecel waa pro Al Shabaab waxay ka bilaabmaan Mukeyle, Shaaw, Waxay ku dhamaadaan buqgoosaar kadib waa jijeele oo nadiif ah oo ka bilaabma ceelcade. gaaljecel waxaa ugu weyn ceelcali iyo buqaqable. jid uma dhawa sida caligaduud laamiga iska daa hadii bakool la xoreeyo dhibkooda waa yaraanaa
Shabeelada dhexe Wacbuudhan markii laga reebo daauud wadasame Ruun nirgood ayaa ka xor ah. harti Cadale iyo Mahaday bas meeqaa dhiman
Miirtaqwo
Aadan Yabaal
Masaajid Caliguduud(ciidanka waxay joogaan Xaaji Ali meel u dhaw)
Ruun Nirgood
Gamboole
Alkowthar
Ceelbaraf
Ceeldheere Buraale
Cali Fooldheere
Hilowlegaab
Caddaan laxeey
Guullane
Caddoow Uul
Maxaa Saciid
Caadleey.
dawlada hada waxay u dirtay ciidamada khaaska oo cadale ku qulqulaya danab iyo gorgor iyo ciidamada keydka oo ku xiga oo ah kuwo cusub oon horey dagaal u galin. Shabeelada dhexe waxay ku xirantahay galgaduud khaasatan dhinaca waceysle oo shaqo dheer ah. i will say 5 months hadeeyba bil cadale ku dhanaatey. by march 2023 gobolada dhexe will be clean. gaaljecel side 3 months.
Jijeele map is now bigger they annexed the disputed parts with Gaaljecel at ceelcade
Hawadle, HG iyo baadicade. thus is before we retreat from moqokori we restored back tardo, ceelqooxle, mabaax and moore are
this current Jijeele map. baadicade side is mixed with Hawadle except buurweyn. there is no Al Shabaab in baadicade only they have Al shabaab guys who stay with their family not ciidan. Jicibow north of buuloburde is close to Gaaljecel that why its under attack. we have no problems in south of buuloburde and jalaqsi bc its a mixed area that why we r in tardo and mabaax as the west side is mixed
Ruun nirgood, Hilowle Gaab n Cadaan laxeey are daud dhul.
