BREAKING: Maiden flight for community funded Balanbale AirPort
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: BREAKING: Maiden flight for community funded Balanbale AirPort
Warya Anigu munaafaq ma ihi waanan dhiirin gelinaya wada noolaanshihiina , laakiin run aynu isu sheegno labadaa airport surraa sababay dagaalkii xeraale kadib. Walaalahayo dabar gooya baad is tidhaahdeen laakiin jilibkay idiin aasteen .
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super
- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: BREAKING: Maiden flight for community funded Balanbale AirPort
Yusuf stop derailing the thread β¦.say Mashallah and keep it moving .
Re: BREAKING: Maiden flight for community funded Balanbale AirPort
Ar ninyahoo topicka hayga wasaqayn dad isku tashaday oo wadankoodu dhisanayaad xumaan uga gol leedahaye
Waxaan aad arkayso maaha industry China ku dhex taal waa Caabudwaaq dhexdeeda building itself air and logistics infrastructure oo kabi doonto from Qabri Dahar to the Indian Ocean coast at Hobyo!
ππππππππππ: Shirkadda MIRAGE ayaa samaysay Tijaabada Laamiga la saarayo garoonka diyaaradaha.
And while that is going on, Caabudwaaq is utilizing garoon macmal that was built to continue air service (the one I used last year) while Abudwaw airport is tremendously expanded!
ππππππππππ: Waa garoonka labaad ee Caabudwaaq oo halmar ay wada dagayaan Labbo Diyaaradood.
Both of these didn't exist before 2011 (heer waxaa la marayaa 'old runway' is 2011 for Abudwaq)

Mar dhaw waxaan ba doonaynaa inaan inagaa garoomada iyo jidadka u dhisno Soomaali maadamma aynu mirra-dhalinay ama kobcinay local industrial infrastructure building without relying on foreigners.
Marka raali ahoow kaabo, topica haynga fadarrayn adigoo oo raali ah, waa iga wallahi oo billahi diyaaradaan Caabudwaaq u raacay Dir Xeraale usocotaa ila saarnayd!

Last edited by Gubbet on Sat May 13, 2023 3:35 pm, edited 3 times in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: BREAKING: Maiden flight for community funded Balanbale AirPort
Haye walaashay raalina iga ahaw habeenkii dhawayd. Noo Kala bax aniga iyo gubbet walaalkay ma nebciye waan karbaasha . In fact this site without gubbet mabaan soo galeen.Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote: Sat May 13, 2023 3:08 pm Yusuf stop derailing the thread β¦.say Mashallah and keep it moving .
Re: BREAKING: Maiden flight for community funded Balanbale AirPort
Balanbale Airport has been named after Ali Matan Hashi.Northkil wrote: Fri Nov 04, 2022 6:47 amThey should name Balanbale airport after Cali Mataan Xaashi inshallahGubbet wrote: It is time they updated this logistics map of Somalia
Beesha Sade was denied the opportunity to be linked to the paved road network, but they have instead responded to that by gaining competitive advantage in air access.
Ali Matan Hashi would be proud!
![]()
![]()

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 663 Views
-
Last post by gurey25
-
- 12 Replies
- 1712 Views
-
Last post by Twist
-
- 40 Replies
- 3318 Views
-
Last post by Estarix
-
- 1 Replies
- 514 Views
-
Last post by Northkil
-
- 2 Replies
- 332 Views
-
Last post by Kees70
-
- 5 Replies
- 14039 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 2 Replies
- 561 Views
-
Last post by Nubis
-
- 9 Replies
- 1237 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 3 Replies
- 534 Views
-
Last post by LeJusticier