Re: All SSC traditional elders reject Somaliland
Posted: Sun Jan 08, 2023 10:37 pm
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
All Dhulbahante needed was a little moral support and gubaabin from Darood and Jamac Siyaad alone kicked Idoor out from Laascaanood kkkk. Sheekada bilaw waaye sxb isxiji Mudane Mustafa Cagjar iyo shiirki Jigjiga qorshahooda stage one wa u hirgalay stage two iska suga idooroow darood wa midayseentheyuusuf143 wrote: Sun Jan 08, 2023 5:42 pm I stated nothing but the truth , beebeeshee yaroo xun baad isku sawiraysa caabud waaq adoo shacabka dhulbahante dareen kooda Ka ganacsanaya , waxa jira kumaankun oo habar giddir iyo surre isugu jira oo anaba support noocaasa oo khaamaheeda wadata noo muujin kara.
ur acting like granpa terror
mrsinister got both ISIL n al shabab occpying his land. n he still got time to talk about las anod?Suddenly all daaroods are now moral therapists , don't you have fighters . Now I understand why our forefathers defeated your fathers. Ilaa qarnigii 19 daaroodaw sidaas baad ahayden . Markanu cagdheer ta Ka adkaanana Cali dhuux baa caayi jiray , markaanu dhulbahantaha riixnana ogaaden kaa soo caayi jiray. Waxan aad moral support Ku sheegaysa waa cay maldahan oo aad isu dhex quusisaangrandpakhalif wrote: Sun Jan 08, 2023 10:42 pmAll Dhulbahante needed was a little moral support and gubaabin from Darood and Jamac Siyaad alone kicked Idoor out from Laascaanood kkkk. Sheekada bilaw waaye sxb isxiji Mudane Mustafa Cagjar iyo shiirki Jigjiga qorshahooda stage one wa u hirgalay stage two iska suga idooroow darood wa midayseentheyuusuf143 wrote: Sun Jan 08, 2023 5:42 pm I stated nothing but the truth , beebeeshee yaroo xun baad isku sawiraysa caabud waaq adoo shacabka dhulbahante dareen kooda Ka ganacsanaya , waxa jira kumaankun oo habar giddir iyo surre isugu jira oo anaba support noocaasa oo khaamaheeda wadata noo muujin kara.