kaliil wrote: Fri Apr 07, 2023 4:21 am [quote=theyuusuf143
Isaaq nacayb iyo hawiye nacayb hadaad Isku darsato hal albaab uunba kuu furan inaad darodland iska dhiibtid , hadaad tahriibe ahaan lahayd oo lagu kala dooran siiyo UK , Germany iyo Belarusia . Iyamaad qaadan lahayd. Daarood waa Belarus , dhaqaale badan ma hayaan laakiin way kaa barbar dagaalami karaan. Kaliilaw hadaad hunguri doonsysana isaaq iyo hawiyaa kuu haya ee labada caasimadood marba mid dhuuq.
Hadaad dagaal doonaysaana Daarood ka soo raac. The choice is yours. Anaga wayso nooma dhawrna waad aragteen sidaanu huwantii u galnay . Hubkii waawaaynaana anaga haysana . Markaanu xoogaysanana Caqli badana ma lihin , amarka madaxwaynaha qaranka hadaad diidan idinkana waa idin laynayna. Samaraoon kana waa wacayna haday nasoo miss calling yaan.
Irirkan iyo waxan anaga isku duba ridanay , si aanu xamarna ugu dabo tagno cadawga somaliland. Hawiyena kursigiisu Ku ilaashada Irir nimada. Waa mutual understanding. Maalintiina reer burcaan ahay habeenkiina reer dayniile. Meel nakooka baxsanaya ma jirto![]()
Lmao this is hilarious the dooros are pressred over this samaale populism that is reoccuringReeraha kale xulafo WAA lala samaysan karaa laakiin inaad irirsamaale iyo wax aan jirin sheegataa? Irirsamaale markii ugu horaysay e lagu dhawaaqay iyo Cida samaysatay ma ogtahay iyo ujeedada Laga lahaa?

If an Isaaq man goes to a Gudabirsi or Issa and tells them his Aji they will accept it on the spot even before he tells them but shoot a darood or raxanweyn if he told them that. you should look into that you will have an answer.. They aren't in the business of being brotherly with people that doesn't count for them in their historic files