Heavy fighting in and around Ceerigabo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Tue Aug 27, 2024 10:00 pm [quote=theyuusuf143

Warya qorigaaga sifayso. After we clean ceerigaabo we are going to reclaim hawd. And bring all Isaaq territory under one Single region called hawd.
Reerkan yare qurjiile sanadkan ta ku dhacda arka way kibreene. Dagaalkii Laascaanood ayay guulaysteen laakiin libinta way xejin kari waayeen oo ceerigaabo oo aanay lahayn ayay sheeganayaan. Ceerigaabo dhinac walba muuse ismaaciil ayaa 100km ka degay markaasay iska sheeganayaan. Inta yare magaalada gudaheeda ka degen waa laga rarayaa sidii 1991. Iyagoo ciidankii siyaad barre wata ayaa sool iyo sanaagba ku jabeen oo la xasuuqay ilaa is dhiibeen oo maati noqdeen.dagaalkana meel walba waa laga bilaabayaa.
[/quote]

They must meet their creator.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by Nomand »

Khalid Ali wrote: Tue Aug 27, 2024 4:17 pm Inshallah cooler heads will prevail no more bloodshed
You spoke well khalid.

Inshallah this will be resolved peacefully
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by kaliil »

Saakana qaar kale oo qurjiile ah ayaa aakhiro loo diray oo ceerigaabo lagu dilay. Intii yarayd e magaalada ka degenayd guryahay hoosta kasoo xidheen oo ku dhuumayaan. 2 gaadhi oo waaraad ahna waa Laga qabsaday maanta.imika way baryootamayaan oo waxay leeyihiin jid aanu maatida marino noo baneeya.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by BigBreak »

who is encroaching on who's tribal land? that's what I wanna know firstly

states, not clans, should be exerting over territories we're in the 21st century after all FFS
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by theyuusuf143 »

BigBreak wrote: Wed Aug 28, 2024 3:58 am who is encroaching on who's tribal land? that's what I wanna know firstly

What states, none of them is effective. Qurjiilaha waa Ka saarayna dhulkayaga siday yaguba kooda nooga soo saareen. Adhi la laayaa adhi la laayuu leeyahay. Somaliland is not government. It's a project we created for the well-being of the minorities. And they abused the system. It's my turn to abuse it in my favour.

kaliil wrote: Wed Aug 28, 2024 3:50 am Saakana qaar kale oo qurjiile ah ayaa aakhiro loo diray oo ceerigaabo lagu dilay. Intii yarayd e magaalada ka degenayd guryahay hoosta kasoo xidheen oo ku dhuumayaan. 2 gaadhi oo waaraad ahna waa Laga qabsaday maanta.imika way baryootamayaan oo waxay leeyihiin jid aanu maatida marino noo baneeya.
Muuse ismaciil members of the army , should form their own unit with their special budget, and answer to no one. The beautiful Somaliland biitch doesn't want to be scratched . So some one have to take the responsibility to defend our already small land.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by kaliil »

theyuusuf143 wrote: Wed Aug 28, 2024 4:20 am
BigBreak wrote: Wed Aug 28, 2024 3:58 am who is encroaching on who's tribal land? that's what I wanna know firstly

states, not clans, should be exerting over territories we're in the 21st century after all FFS
What states, none of them is effective. Qurjiilaha waa Ka saarayna dhulkayaga siday yaguba kooda nooga soo saareen. Adhi la laayaa adhi la laayuu leeyahay. Somaliland is not government. It's a project we created for the well-being of the minorities. And they abused the system. It's my turn to abuse it in my favour.

:up:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Post by FarhanYare »

kaliil wrote: Wed Aug 28, 2024 4:28 am

ducaysane aka kalil the habaryoonis you were pro jaberti what turned you into this? You used to be obssessed with qadadweyn
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by kaliil »

[quote=theyuusuf143

Muuse ismaciil members of the army , should form their own unit with their special budget, and answer to no one. The beautiful Somaliland biitch doesn't want to be scratched . So some one have to take the responsibility to defend our already small land.
[/quote]

:up:

Waa sidaa. Reer waliba waa inuu ciidan beeleed xoogan samaysto oo deegaanadiisa ilaashado. Xukuumada Somaliland wixii burco bari ka xiga dan kama lahaa hadii qabsanaayo iyo hadii dadka xagaa degen la laynayoba.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by FarhanYare »

Khalid Ali wrote: Tue Aug 27, 2024 4:17 pm Inshallah cooler heads will prevail no more bloodshed
ninyahoow maanta ayaa si fican uhadashay dagaal qori iyo madfac la isku sito cidna dan uma aha marka alaha nabadeey. dagaalku feer buu ku ficanyahay kii feerka ku dhintana dee yeelkadeed
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by original dervish »

kaliil wrote: Tue Aug 27, 2024 3:14 pm Meesha dagaalku ka dhacay ceerigaabo waxay u jirtaa 70km oo waa miyiga goof. Ninka dhulbahante e ceerigaabo lagu dilay waxa dilay ciidan polis ah,idinkuna waxad weerarteen rag geeljire ah. Ciidan beeleed muuse ismaaciil ah ayaa idinla dagaalamay oo rag badan idinka laayay,maxaabiis badana idinka qabsaday. Ciidan somaliland ah isma arkin. Meeshani Laascaanood maaha e waa meeshii ku jabi lahaydeen.somaliland iyo isaaq kale is arkimaysaane muuse ismaaciil oo keliya ayaa idinla dagaalamaya,iyagaana idinku filan oo deegaankooda difaacanaya.
It seems this was instigated by elements close to Muuse Bixi in order to cause conflict between Muuse Ismail and Naleye Ahmed.

The killing of the 4 Muuse Ismail geeljires was the wrong response to Bixi provocation. War in Ceerigabo/ Sanaag is not in the interests anybody except Bixi.
A solution should be found quickly before it escalates into full scale war.

In the long term you cannot have a situation where Bixi's police are running around killing Dhulbahante and then withdrawing to iidoor areas . The local Dhulbahante are within their rights to see you as one and the same.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by original dervish »

kaliil wrote: Tue Aug 27, 2024 10:00 pm [quote=theyuusuf143

Warya qorigaaga sifayso. After we clean ceerigaabo we are going to reclaim hawd. And bring all Isaaq territory under one Single region called hawd.
Reerkan yare qurjiile sanadkan ta ku dhacda arka way kibreene. Dagaalkii Laascaanood ayay guulaysteen laakiin libinta way xejin kari waayeen oo ceerigaabo oo aanay lahayn ayay sheeganayaan. Ceerigaabo dhinac walba muuse ismaaciil ayaa 100km ka degay markaasay iska sheeganayaan. Inta yare magaalada gudaheeda ka degen waa laga rarayaa sidii 1991. Iyagoo ciidankii siyaad barre wata ayaa sool iyo sanaagba ku jabeen oo la xasuuqay ilaa is dhiibeen oo maati noqdeen.dagaalkana meel walba waa laga bilaabayaa.
[/quote]

I would strongly advise you not to fall into Bixi's trap.
This latest wrong of fighting was instigated by Bixi's goons in order to provoke war between Naleye Ahmed and Muuse Ismail.

The killing of the geeljires in response to the assassination by Bixi's men of the Naleye Ahmed man in Ceerigabo was wrong.

Now is the time for cooler heads. War in Sanaag is not in the interests of anyone except Bixi.

The HY Suldaan has been warning of this scenario for months now.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by barbarossa »

'Goojacade' Part Deux
( Cerigavo version) promising to be as riveting as the original.

Image
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by skywalker25 »

original dervish wrote: Wed Aug 28, 2024 6:13 am
kaliil wrote: Tue Aug 27, 2024 3:14 pm Meesha dagaalku ka dhacay ceerigaabo waxay u jirtaa 70km oo waa miyiga goof. Ninka dhulbahante e ceerigaabo lagu dilay waxa dilay ciidan polis ah,idinkuna waxad weerarteen rag geeljire ah. Ciidan beeleed muuse ismaaciil ah ayaa idinla dagaalamay oo rag badan idinka laayay,maxaabiis badana idinka qabsaday. Ciidan somaliland ah isma arkin. Meeshani Laascaanood maaha e waa meeshii ku jabi lahaydeen.somaliland iyo isaaq kale is arkimaysaane muuse ismaaciil oo keliya ayaa idinla dagaalamaya,iyagaana idinku filan oo deegaankooda difaacanaya.
It seems this was instigated by elements close to Muuse Bixi in order to cause conflict between Muuse Ismail and Naleye Ahmed.

The killing of the 4 Muuse Ismail geeljires was the wrong response to Bixi provocation. War in Ceerigabo/ Sanaag is not in the interests anybody except Bixi.
A solution should be found quickly before it escalates into full scale war.

In the long term you cannot have a situation where Bixi's police are running around killing Dhulbahante and then withdrawing to iidoor areas . The local Dhulbahante are within their rights to see you as one and the same.
Look at this pathetic Qurjile's game. He wants to play the Muse V's Garxajis card while sharpening his knife not differentiating between Isaaq's. Was it Muse who has made Karash threaten Cerigabo day and night. Is it Muse that makes your people cry about capturing Ceerigaabo and dividing it on social media. The Garxaxjis have woken up as someone pointed out Kalil was one of your biggest supporters but he won't be fooled again.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Heavy fighting in and around Ceerigabo

Post by original dervish »

skywalker25 wrote: Wed Aug 28, 2024 8:25 am
original dervish wrote: Wed Aug 28, 2024 6:13 am
kaliil wrote: Tue Aug 27, 2024 3:14 pm Meesha dagaalku ka dhacay ceerigaabo waxay u jirtaa 70km oo waa miyiga goof. Ninka dhulbahante e ceerigaabo lagu dilay waxa dilay ciidan polis ah,idinkuna waxad weerarteen rag geeljire ah. Ciidan beeleed muuse ismaaciil ah ayaa idinla dagaalamay oo rag badan idinka laayay,maxaabiis badana idinka qabsaday. Ciidan somaliland ah isma arkin. Meeshani Laascaanood maaha e waa meeshii ku jabi lahaydeen.somaliland iyo isaaq kale is arkimaysaane muuse ismaaciil oo keliya ayaa idinla dagaalamaya,iyagaana idinku filan oo deegaankooda difaacanaya.
It seems this was instigated by elements close to Muuse Bixi in order to cause conflict between Muuse Ismail and Naleye Ahmed.

The killing of the 4 Muuse Ismail geeljires was the wrong response to Bixi provocation. War in Ceerigabo/ Sanaag is not in the interests anybody except Bixi.
A solution should be found quickly before it escalates into full scale war.

In the long term you cannot have a situation where Bixi's police are running around killing Dhulbahante and then withdrawing to iidoor areas . The local Dhulbahante are within their rights to see you as one and the same.
Look at this pathetic Qurjile's game. He wants to play the Muse V's Garxajis card while sharpening his knife not differentiating between Isaaq's. Was it Muse who has made Karash threaten Cerigabo day and night. Is it Muse that makes your people cry about capturing Ceerigaabo and dividing it on social media. The Garxaxjis have woken up as someone pointed out Kalil was one of your biggest supporters but he won't be fooled again.
Your just a vanquished and defeated hj coward.....not worthy of responding to.

Talks between M. Ismail and N. Ahmed are already taking place and are at an advanced stage.

Bixi and his hj handmaids are running around trying to gin up a war between the brotherly clans of Ceerigabo .
I doubt it will come to an all out war......mainly because these local clans don't want war.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”