Dhaga,
Maxaad ka yaabtay? Ma inaan u danqaday khayraadka badda Somaaliyeed ee shisheeyuhu guranayo? Ma ogtahay Somaalidu waxay ku maahmaahaadaa " Qofkii doonaya inuu ceeb kuu raadiyo, ilkaahaaga cadcad wuu kugu caayaa"
My dear wax ceeb ah oo ku jirta ma leh, inaan khayraadka dalka u danqado Ilaahow muu qudhaanjo le'ekaado.
Qaadka sheekadiisa, qof walba waxbaa daruuri u ah. Kii qaadka cuna mayba qaadka ayaa uga daruurisan... cuntada

Laakiin annaga waxaa nala daruurisan inay gaajada ka baxaan caruurta iyo haweenka iyo ragga aan ku tuureyn lacagta qaadka

Ninmba waxbaa la weyn.... qaarna qaatka qaar kalena nolosha.....

Sorry my intention was not to irritate kat chewers walaahay.... Just the money to go into safe hands rather than Ethiopia and Kenya...
