*Kambuli*
Ha Isku Dhibin Curigaan, Maskaxdiisa Wa Dhagax Camal, Qof Ka Dalac Badan Weligeey Maan Arkin. Wuna Isla Wanaagsanyahay Ka Waran. Marka Ka Tartiibso, Madax Wareer Iyo Aflagaadu Lee Bu Wada Jiiska. Anyway, Meelna Ma Aadin Ee I was dealing with couple of things Mandheey. Ee Adiga Xaalada Ka Waran sis...
*Much Esteem and Reverence*
*Bless*