Page 2 of 2

Posted: Tue Jun 20, 2006 3:35 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing

Posted: Tue Jun 20, 2006 3:40 pm
by gobdoon
Sow uma jeeddo san idiin khalkhaliyey,tasi wexey kutusinaysa inad isku mid tihin,Absame iyo marexan maxey kala yihiin,mise absame ogaden bu la dega?. Smile

Posted: Tue Jun 20, 2006 3:43 pm
by xoogSADE14
^ alkoliiste

ogaadeen waa laf absame kamida mooryaan yahow, haduusan nin ogaadeena ahaan laheeyna (allaha unaxaristee siyad m.a.xassan) maanta amxaara kaa masuul ahaan laheeyd Arrow

Posted: Tue Jun 20, 2006 3:47 pm
by gobdoon
xoogSADE-Ya kugu yiri Moryan ban ahay,yase kugu yiri Hawiyan ahay,you don't have good imagination,have you?It's not that I am looking down Hawiye.it's pleasure to be any Somali Qabiil.

Posted: Tue Jun 20, 2006 3:50 pm
by COOL-MAN
gobdoon, waaxs dhan intaad halkaa inaga dhigtid, sxb inoo sheeg wixi j.daniel kubaray/cansiiye adigoo nin muxtaram ilaahay kaa dhigay??

Posted: Tue Jun 20, 2006 4:05 pm
by gobdoon
Haye shekadi bad hada bedeshay,ayan dhoweyd waxaynu kahadleyney jadka iyo dadka cuna adigu waxa qiratay inad ruugto,anigana wad i weydisey,jawabtayduna waxay ahayd,marban waqti gaban cunayey lakin wa iska dhafay,lakin waxan kugu iri balwadaha adunka iska badan oo bani'adamku inta wax kamaqan bu radinaya,markasad waxa kujawabtey Alah ma khamribad kawada,dabadedna waxan kugu jawabey NO COMMENT so you jumped to your conculusion put A and B together and now you are alleging that I drink,you alleging because anything else would be an accusation,and I would see my lawyer in the morning to sue you from every penny you have for defamation of my name.

Posted: Tue Jun 20, 2006 4:19 pm
by COOL-MAN
ma bad Embarassed i thought you confessed to indulging in khamri during our last conversation Surprised . you are right i made my own conclusions and i do apologise bigtime ina adeer. and imean it. it ain't good to label a brother what he ain't i hope waad icafisay Arrow Arrow Arrow

Posted: Tue Jun 20, 2006 4:28 pm
by gobdoon
No problem,you are forgiven. Smile

Posted: Tue Jun 20, 2006 4:29 pm
by COOL-MAN
Smile

i'm pleading raali gelin on behalf of xoogsade too Crying or Very sad

Posted: Tue Jun 20, 2006 4:36 pm
by gobdoon
You see,that's why I implied that you are the same character,or you are just good friends,what did he said Absame and Ogaden-Ogaden wa laf Absame kamid ahba,mise waxu kawadey Absame wa laf Ogaden KAMID AH,MARKASU HADANA WUXU QORAY SEYID MOH. Absame bu aha,Seyid moh. anigu Ogaden ahan ban u iqin oo hoyadiisna inay DHULBAHANTE.

Posted: Tue Jun 20, 2006 4:44 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing Laughing

Posted: Tue Jun 20, 2006 4:48 pm
by gobdoon
Hade anigu sidada oo kale qabyalada iskuma fiicnin,adu qabiil madaxa ka galaye. Smile

Posted: Tue Jun 20, 2006 4:52 pm
by xoogSADE14
^ or could it be that for every bottle you drink you forget one somali qabiil Laughing

Posted: Tue Jun 20, 2006 4:58 pm
by gobdoon
I tell you my brain cells are intact,thank you. Smile

Posted: Tue Jun 20, 2006 5:00 pm
by gobdoon
OO ADIGU YA MAREXAN KATAHAY MARKA,WAXA LAGA YABA TASBA INDAN XASUSAN,WAXAD QAD IYO NACASTI CABTEY. Smile