Xoogsade iyo Coolman I need to talk to U, it's about Kambuli
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Foolka Xaaji,
From the first day Kambuli logged here, you have been after her, ee ninyahow haddaad gabadha jeceshahay noo sheeg, waxani raali galin ka badane.
Anaa adeerkaa ohoo walaayada kuu qaadi oo reerkooda kuula gorgortamiye, warka shaaca ka caddee. Xoogaa yaroo adhi ahna meel baan ku ogaa haddii xoolo nala weydiiyo ha ka cabsanin

-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Xoogsade iyo Coolman I need to talk to U, it's about Kam
[quote="foolxume2005"]I look stupid on that thread, every1 is reading it and the person I wrote it for just laughing, waa siduu Daanyeer sheegaye, "aan ooyee ii xira albaabka"[/quote]
I don't remember reading it but i am about now

I don't remember reading it but i am about now

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
[quote="COOL-MAN"]
@xogaa yaro arina meel baan ku ogaa
. been badanaa gormee arigii kugu dambeysay ninyohow maxa beenta kufalee??
[quote]
Coolio,
War maxaa adhigayaga ku daba dhigay adiga? Dhowr neef baan meel ku ogaa hadaadan adigu dhicin.
XoogSade,
Saxibow ninku waxaan u maleynayaa inuu ka baqo dumarka annakana uu nagala xishooday inuu yidhaahdo iila hadla, marka albaabka in loo sii furo waxba kuma jabna
@xogaa yaro arina meel baan ku ogaa

[quote]

Coolio,
War maxaa adhigayaga ku daba dhigay adiga? Dhowr neef baan meel ku ogaa hadaadan adigu dhicin.
XoogSade,
Saxibow ninku waxaan u maleynayaa inuu ka baqo dumarka annakana uu nagala xishooday inuu yidhaahdo iila hadla, marka albaabka in loo sii furo waxba kuma jabna
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Coolio
Horta Cagdheertu adhiga ma dhacaan mise waa Geela uun waxay isku dilaan? Anigu waxaan ka yaabanahay inaad xayntaas yar ee adhiga ah ay kaa baxsan weydo.
XoogSade
\
I know what you mean saxib, laakiin ninka Foolka Xaaji ah, bahashii foolxumo ahayd baa intay ku goobatay ayay kalsoonidii ka lumisay marka wuxuu gabadha u daba taaganyahay wax kale ma aha ee kii Cilmi Boodhari dilay baa haya.

[quote="Sir-Luggoyo"]Coolio

[/quote]
@:bahashii foolxumo ahayd baa intay ku goobatay ayay kalsoonidii ka lumisay
xooga, waraa aniga holandaa kudhashay makasti?. ari iyo geel iyo wax raaco toona ma'arkin weligey walri bilari talari!

War kan xataa Ogadenkii qumanaa ma aha, wuxuu ku dhashay meel jiraa Ijaara oo Garissa bannaankeeda ku taal
Coolio,
Mid ka yimid Qabri Dahar ayaa wuxuu soo maray mid Cabdalla ah oo geed hoos fadhiya meesha la yiraahdo Hulluuqo, markaasuu ku yidhi "Waryaa, qolomaa tahay?" Markaasuu kii Cabdalle yiri "Aniyaa" (with that Joorre accent) markaasuu yidhi "Haa waa adiga" Markaasuu ku jawaabay "Ogadenbaan yahyaa"
Kii intuu qoslay buu yiri "Awowgaa la gub, aayar umbuu Ogaden iska noqday" as if he was sup[posed to struggle for it

sir, adiga iyo diplork cida idin kala bixin doonto sugayaa

xooga adiga iyo awooow luggooyo aa reerka ka masuul ah, caraabihi baa la gaarey.
peace
Last edited by COOL-MAN on Thu Jun 22, 2006 1:31 pm, edited 3 times in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
Sir-lugooyo, adeer labadeena adaa ka baqa dumarka, if I had one female from SN in ATL wali iyo bilee inaan arkilahaa siday u egtahay, laakiin adigu Basra ayaad ilaa iyo hada ka baqaysaa inaad is aragtaan, mida kale kambuli waa ay i dhali kartaa marka jacayl meesha ma yaalo
coolman dee iana adeer aroosbaan ku jiraa iminkee ma anaa haya waqti aan qofkale ku jeclaado.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 34 Replies
- 1851 Views
-
Last post by kambuli
-
- 14 Replies
- 763 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 45 Replies
- 3580 Views
-
Last post by kambuli
-
- 97 Replies
- 12611 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 16 Replies
- 2321 Views
-
Last post by balwarama
-
- 23 Replies
- 1747 Views
-
Last post by Sakhraan
-
- 15 Replies
- 1273 Views
-
Last post by COOL-MAN
-
- 21 Replies
- 1433 Views
-
Last post by Lord Diplock
-
- 0 Replies
- 446 Views
-
Last post by Daanyeer