Page 2 of 3

Posted: Thu Jun 22, 2006 11:35 am
by Sir-Luggoyo
Foolka Xaaji,

From the first day Kambuli logged here, you have been after her, ee ninyahow haddaad gabadha jeceshahay noo sheeg, waxani raali galin ka badane.

Anaa adeerkaa ohoo walaayada kuu qaadi oo reerkooda kuula gorgortamiye, warka shaaca ka caddee. Xoogaa yaroo adhi ahna meel baan ku ogaa haddii xoolo nala weydiiyo ha ka cabsanin

Posted: Thu Jun 22, 2006 11:40 am
by COOL-MAN
@xogaa yaro arina meel baan ku ogaa Laughing . been badanaa gormee arigii kugu dambeysay ninyohow maxa beenta kufalee?? Laughing

foolka, abti jaceylka ceeb ma'aha ee tolkaa kuma gabee afkaaga yuusan kugabin Wink

Posted: Thu Jun 22, 2006 11:42 am
by xoogSADE14
cool-ma iyo sirlug

war ninka maxaad saas ugu dhaliilineeysaan Confused war jiraaba cakaaruu imaane maad iska sugtaan..... Smile

foolka xaaji

ina adeer intii lagaa rabay waad sameeysee kambuli un aan ka warsugno Wink

Re: Xoogsade iyo Coolman I need to talk to U, it's about Kam

Posted: Thu Jun 22, 2006 11:44 am
by ERROR
[quote="foolxume2005"]I look stupid on that thread, every1 is reading it and the person I wrote it for just laughing, waa siduu Daanyeer sheegaye, "aan ooyee ii xira albaabka"[/quote]

I don't remember reading it but i am about now Laughing Laughing Laughing

Posted: Thu Jun 22, 2006 11:48 am
by Sir-Luggoyo
[quote="COOL-MAN"]

@xogaa yaro arina meel baan ku ogaa Laughing . been badanaa gormee arigii kugu dambeysay ninyohow maxa beenta kufalee?? Laughing

[quote]



Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Coolio,

War maxaa adhigayaga ku daba dhigay adiga? Dhowr neef baan meel ku ogaa hadaadan adigu dhicin.


XoogSade,

Saxibow ninku waxaan u maleynayaa inuu ka baqo dumarka annakana uu nagala xishooday inuu yidhaahdo iila hadla, marka albaabka in loo sii furo waxba kuma jabna

Posted: Thu Jun 22, 2006 11:53 am
by COOL-MAN
@dhawr neef Laughing

Ala muxuu xoola raacey yaraantiisi Laughing .

foolka tol ayuu ubaahan yahay ee howsha haloo dhameeyo nimanyohow Wink

Posted: Thu Jun 22, 2006 12:20 pm
by xoogSADE14
cool-man

maxaad isaga dhigeeysaa nimaan weligiis waxaro iyo ido raacin Laughing

sayidka

sxb ninka waxii garab galaaya anigu kama soo horjeedo laakiin armuusanba dhinicaas usocon.

Posted: Thu Jun 22, 2006 1:11 pm
by Sir-Luggoyo
Coolio

Horta Cagdheertu adhiga ma dhacaan mise waa Geela uun waxay isku dilaan? Anigu waxaan ka yaabanahay inaad xayntaas yar ee adhiga ah ay kaa baxsan weydo.


XoogSade
\
I know what you mean saxib, laakiin ninka Foolka Xaaji ah, bahashii foolxumo ahayd baa intay ku goobatay ayay kalsoonidii ka lumisay marka wuxuu gabadha u daba taaganyahay wax kale ma aha ee kii Cilmi Boodhari dilay baa haya. Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Thu Jun 22, 2006 1:15 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing Laughing

saas hadeey tahay haawsha adaan kugu wareejiyee sidii kula gudboonaata yeel.

Posted: Thu Jun 22, 2006 1:16 pm
by COOL-MAN
[quote="Sir-Luggoyo"]Coolio

Horta Cagdheertu adhiga ma dhacaan mise waa Geela uun waxay isku dilaan? Anigu waxaan ka yaabanahay inaad xayntaas yar ee adhiga ah ay kaa baxsan weydo.


XoogSade
\
I know what you mean saxib, laakiin ninka Foolka Xaaji ah, bahashii foolxumo ahayd baa intay ku goobatay ayay kalsoonidii ka lumisay marka wuxuu gabadha u daba taaganyahay wax kale ma aha ee kii Cilmi Boodhari dilay baa haya. Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

Laughing Laughing Laughing
@:bahashii foolxumo ahayd baa intay ku goobatay ayay kalsoonidii ka lumisay


xooga, waraa aniga holandaa kudhashay makasti?. ari iyo geel iyo wax raaco toona ma'arkin weligey walri bilari talari!

Posted: Thu Jun 22, 2006 1:17 pm
by xoogSADE14
"waraa aniga holandaa kudhashay makasti?. ari iyo geel iyo wax raaco toona ma'arkin weligey walri bilari talari!"

wallaadan qabri dahare iyo shilaabo aadan ka sokeeyne maad is yeel yeelka naga deeysid Laughing

Posted: Thu Jun 22, 2006 1:23 pm
by Sir-Luggoyo
XoogSade,


War kan xataa Ogadenkii qumanaa ma aha, wuxuu ku dhashay meel jiraa Ijaara oo Garissa bannaankeeda ku taal Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Coolio,

Mid ka yimid Qabri Dahar ayaa wuxuu soo maray mid Cabdalla ah oo geed hoos fadhiya meesha la yiraahdo Hulluuqo, markaasuu ku yidhi "Waryaa, qolomaa tahay?" Markaasuu kii Cabdalle yiri "Aniyaa" (with that Joorre accent) markaasuu yidhi "Haa waa adiga" Markaasuu ku jawaabay "Ogadenbaan yahyaa"

Kii intuu qoslay buu yiri "Awowgaa la gub, aayar umbuu Ogaden iska noqday" as if he was sup[posed to struggle for it

Posted: Thu Jun 22, 2006 1:24 pm
by COOL-MAN
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing @ogadeen baan yahyaa Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

sir, adiga iyo diplork cida idin kala bixin doonto sugayaa Laughing

xooga adiga iyo awooow luggooyo aa reerka ka masuul ah, caraabihi baa la gaarey.

peace

Posted: Thu Jun 22, 2006 1:26 pm
by xoogSADE14
"Ogadenbaan yahyaa"

Laughing Laughing Laughing Laughing

cool-man

waa inoo mar kale ina adeer

Posted: Thu Jun 22, 2006 1:55 pm
by foolxume2005
Sir-lugooyo, adeer labadeena adaa ka baqa dumarka, if I had one female from SN in ATL wali iyo bilee inaan arkilahaa siday u egtahay, laakiin adigu Basra ayaad ilaa iyo hada ka baqaysaa inaad is aragtaan, mida kale kambuli waa ay i dhali kartaa marka jacayl meesha ma yaalo

coolman dee iana adeer aroosbaan ku jiraa iminkee ma anaa haya waqti aan qofkale ku jeclaado.