Page 2 of 5

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:32 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing

wasmada beey cabitaan umaleeyeen miyaa Laughing


i do agree some reer jubbaland mareexaans do talk funny laakinse anigu asalkeeygu ceelgaab, shilaabo iyo balanbale, qalqalooc iyo cabudwaaq buu kasoo jeedaa.

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:34 pm
by Lord Diplock
[quote="Sir-Luggoyo"]Coolio

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

And mystery continues .......... saxib ha is daalinin hortaa jiraa isoo qaban waayaye. Is your maternal uncle Xaaji Kabo Laawe? The guy who had the most cattle in all Joorre province but when it's time from Zakat, he divides his cattle into chunks that Zakat in not applicable as if he cheat Allah Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

LorDiplock

My lineage have no link with Moxamed Zubeir, let alone Reer Isaaq. Adiga is Macallim Sambul your uncle? Laughing Laughing Laughing


XoogSade,

This one is for you saxib. Waxaa ii sheegay nin Marexaan ah oo Soonfure ah.

Oday Talxa ah ayaa ceel ka waraabinayay xoogaa ari ah, marka asagu ceelkuu ku jiraa gabadh uu dhalayna bannaanka ayaya taagantahay oo adhiga biyaha ku siinaysaa. Mid ciyaal suuq ah ayaa gabadhii soo ag istaagay markaasuu ku yiri "naayaa aan ku waso" Markaasay tidhi "Ar kac aa lagu yiri" Aaabeheed ayaa ceelka ka maqlay codkeeda markaasuu yidhi "Yaad la warrameey" Markaasay tidhi "Koo xumoo ardaal ah waaye" Markaasuu aabeheed yidhiu "Maxaas rabaa?" Markaasay tidhi "Walaxaa la wasaa kuma lohoo" Aaabeheed ayaa yidhi "Meeqaas bixinaa" markaasay tidhi "Bowlo - 50cents" Markaasuu aabeheed yidhi "Ar u sheeg wax la wasaa ma leh shardoos erigaa cabbo" Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]


Adiga is Macallim Sambul your uncle? Laughing Laughing Laughing

He is a relative of Mr. Coolman and hence my reer abti Laughing Laughing

I have read the tale about the marexaan dude, but I somehow lost some of the funy things in it Confused Sad

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:39 pm
by kambuli
I actually laughed out loud when I read this part " Kii intuu qoslay buu yiri "Awowgaa la gub, aayar umbuu Ogaden iska noqday" as if he was sup[posed to struggle for it[/quote]


Dadkani waa dadkii odhan jirey " Aga, dadkuba sow reer Afgaab iyo in lagu qurxiyey maaha"? Laughing Laughing

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:40 pm
by Sir-Luggoyo
Diplock,

So Deeqow is your uncle huh?!!

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:45 pm
by COOL-MAN
has he mentioned macalim sanbul for real Shocked what is next? is aw bulaale your grandad Confused

i created this thread to unearth luggoyo's khabiil and to kno more about the mistery surounding this dude but it seems anigaa beerta kujiro Laughing Laughing Laughing . time for me to bow out from somalinet 4 good baa la gaarey.

mac salaama akhiyaarey Crying or Very sad Crying or Very sad Crying or Very sad

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:46 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing Laughing


fulay Laughing


there are people in somalinet who know my full abtiris without me telling them and yet am still here sxb Smile

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:47 pm
by Garaad_LQ
OG,MR convention ..........heeh

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:48 pm
by COOL-MAN
graad wlc on board sxb

p.s whats your qabiil Confused

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:48 pm
by xoogSADE14
join us my warsangeli cousin Laughing

cool-man

ninki waa nin hartidii xalaasha aheeyd ah oo weliba salaadiint kasii ah Smile

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:51 pm
by COOL-MAN
HE IS MA SEEDI THEN Very Happy

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:53 pm
by xoogSADE14
^ get outta here Laughing

you for real Confused ninyahow wax badan baan raadshay waanan waaye, meeshaan joogo lagama helo qalanjooyinkaas Embarassed

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:53 pm
by mahamed99_sex
i love ogadeenia

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:54 pm
by Lord Diplock
[quote="Sir-Luggoyo"]Diplock,

So Deeqow is your uncle huh?!![/quote]

Deeqow and Coolman are both Reer Guuled, Caawadaaq, Talomoge, Ogadeen.

Yes, he is my abti Shocked

He lives in Nairobi these days.

Sir. how do u came to know him?

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:56 pm
by COOL-MAN
[quote="Lord Diplock"][quote="mahamed99_sex"]he is the uncle to my mom.he lives in the uk.[/quote]

.

Cool: I have understood the post, except the reply by the reer Dhagaxbuur guy when he the joore guy replies 'I am ogadeen' what does the gaalti guy say? Laughing Laughing[/quote]

sorry dip lord,he said he (abdale guy)acquired the ogadenimo easily or sa'ing to that effect and like luggoyo said, as if he the abdale guy was to struggle for it Laughing Laughing

Posted: Fri Jun 23, 2006 2:57 pm
by COOL-MAN
[quote="Lord Diplock"][quote="Sir-Luggoyo"]Diplock,

So Deeqow is your uncle huh?!![/quote]

Deeqow and Coolman are both Reer Guuled, Caawadaaq, Talomoge, Ogadeen.

Yes, he is my abti Shocked

He lives in Nairobi these days.

Sir. how do u came to know him?[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

war ninka naga ilaali, he is already armed with more ammunitions than he needs Mad

xooga, i'm dead serious and believe me cid lala xiDIDO cid kafiican iney jiraan umaleyn maayo Wink