I dont think that this is true.
AW..has a point why transport POWs for that long just to kill them..
Besides ...so many conflicting stories are coming out..at the end of the day..dadku (mostly) waa walaalo..so except for few mistakes I dont think anyone would kill a large number of POWs..
-------------------------------------------------------------------------------------
Gaalkacyo:- Madaxweynaha DGPL Gen.Cadde Musse ayaa maanta booqday Isbitaalada kuyaal magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.
Madaxweynaha oo ay kormeerkiisa ku wehliyaan xubno kamid ah Golaha Wasiirada ee Puntland ayaa halkaa ku booqday dhaawaca ciidamada Puntland, kuwa Gobalka ee Col.Cabdi qeybdiid iyo waliba kuwa Maxaakiimta oo isku goob lagu daaweynayo.
Madaxweynaha Puntland ayaa dhamaan dhaawaca u sheegay in ay Dowlada Puntland la wareegtay wixii daaweynta dhaawacooda iyo xanaaneyntooda.
Md.Cadde Musse ayaa u sheegay si gaar ah Maxaakiimta dhaawacadooda in aysan ka wel welin xaaladooda isla markaana ay dhulkooda iyo dadkooda ay ku dhexjiraan.
http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=5402