[quote="Samatr"]Liqaaye iyo Baxar, Warsangeli iyo Dhulbahantaha meeshay doonayaan ha ka dhacaan.
ha la qaybsadaan dhabayocada, inkastoow ayni taasi dhacaynin, waan ka raysan doonaa.
nimankan na doonaynin maxaa na dhaba digay, war kuu ma doonayno bey boqol jeer na dhaheen, dadkaas baad rabtaan inaad Somalilanders kuu dartaan wallaahi inaanay ictiraaf dhaween intaad qaar aan aqaano dhaba cararaysaan.[/quote]
abdi rahman tuurs flag is dead
