Weger, war Jabuutidu mid dhergaysa ma' aha . French, maraykan cid walbaa ku nool meesha

Iyaagu way caddeysteen sheekadooda , Soomalia see ma xabashi oo gaajo hayso oon weligood col ahayn baa la siinaya dhulka ? War Afweyne Ogaadenka iyo waxa xagga inaga jira ayaabu u dagaalami jiree , TFG-du kuwii walaalohod galbeed soo dhameeyay ayaabay soo aqal gashadeen , Bismillahi! Soomalinimo dhamaatay!
Demure I'll take you on your offer .