waayeel101 wrote:
it's not about just qabil. it's about culture.
for example a man from back home do not understand a girl who has never been in somali even if they are same clan or first cousins. meanwhile if are raised in same environment let's say gulf countries, or europe, north america you can understand each other easily.
Ku gartay lakin dadka oo dhan isku mid maaha, waxyaalo badan baa laysku fahma oo dhaqanku ka midyahay. Muhimada waxaa weeye qofkani Soomaali maa yahay, diin maa leeyahay, isfahanka iyo aragtid fog miyaan isla wadaagi karna?
@Metamorphosis, hambalyo!
