Xildiiid wrote: Mon Oct 09, 2017 10:16 amMarkaan dadka u soo bandhigay munaafaqnimadaada ayaad beentii iyo riwaayadii Dofaar Ismaciil lagu yaqaanay la soo booday.BestPlaya wrote: Sun Oct 08, 2017 11:36 pm Dadka qaba fikira xagjirnimada ee Somali nacaybka iyo gooni-ugoosadka waa dad sida KHALID IYO XILDIID-GAALisku darsaday:
1.Salfudayd iyo Khayaali kunoolaasho
2.Cuqdad iyo Qabyaalad qaawan.
3.Somali nacayb iyo Darood-phobia
4.Inferiority complex .waa dad Somalida kale naaneysyo foolxun ugu yeera balse sida dhabta ah iyagu latacaalaya gun-nimo iyo laangaabnimo.
5.Waa dad aaminsan jiritaanka dowlad somaliyeed ineey tahay uun Dowlad Darood.Aaminsanna in XABASHI IYO OROMO ka xigaan walaalohooda Somaliyeed.
6.Waa dad-lamood aaminsan xasilida Xamar iyo koonfuur ineey tahay khatar weyn oo iyaga soo foodsaartay.
7.Waa dad had iyo jeer,si bilaa shuruud ah, diyaar u ah ineey la shaqeeyaan CID WALOO SOMALIA JIRITAANKEEDA IYO MIDNIMADEESA WAX U DHIMAYSA.
8.Waa dad beenta iyo cayda aan ka sarriigan . caado iyo calaamad lagu garto ayeey u tahay.
Habada suaashu waxay tahay, iidoor dhan miyaa sidaa uwada sumeeysan? Maya e ,in badan baa damiirkii iyo dadnimadii iyo waliba Somalinimadu kudanbeysaa.
DUGSI MALEH QABYAALADI WAXAY DUMISO MOOYAANE
Sidaan hore kuugu sheegay Iidoor cid Somali ka jecleyd ma jirto. Hase yeeshee maanta dantayada ayaanu garanay.
Waxaad ii soo saartaa beel kale oo aan Iidoor aheyn oo wadan ay iyagu jiritaankeeda gacanta ku hayaan, u dayacay xoreynta dadka Somalida ee la guumeeysto awgeed.
Ololeynta Somaliweyn xaga suugaanta (Gabayo, Maansooyin, Riwaayado, Heeso) afarta Somaliyeed oo idil hadaad isku darto ma gaadhayaan Iidoor. Heesaha ay weli qolyhay Zoomalia ku heesaan ee Villa Zoomalia 1 July laga shito waxaa ka mid ah heesta xoriyada waxaana sameeyey Iidoor (Cali Sugule Duncarbeed) oo u sameeyey xoriyada iyo gobanimada Somaliland- 26 June, 1960. Music-ka iyo laxankana niman Iidoor ah ayaa saaray.
Waxaad ii soo saartaa beel aan Iidoor aheyn oo aad ka dhex heleyso 8 colonels oo qeyb libaax ka qaatay dagaalkii 77-78.
Xoreynta deegaamada..
Col.Cali Xuseyn (Qabridahare)
Col. Cabdulqaadir Koosaar (Wardheer).
Col. Cabdullahi Askar (Godey)
Etc.
Ma Zoomaali oo aduunka ugu liita ayaanu inferiority complex ka qabnaa?
Dofaar Ismaciilka la adoonsado ee hooyoyinkood lagu kufsado K5 iyo NFD ee Zoomaliyana tangiyada AMISOM ku hoos dhuumanaya ayuu Iidoor phobia ka qabaa?
Ninka waalan ee Faysal Cali Waraabee ayaa laga hayaa “inanka Jigjiga joogaa ayaa iga xiga ka Xamar jooga” laakin been ayuu ku hadlay.
La soo noqoshada Somaliland waa xaq, cid aanu u joojineynaa ma jirto.
Iidoorkii hore anu waxba kama sheegin .Iidoorka dhanna wama wada gaadhin .Don't misquote me

Bal indho-adeyga joojiyoo ...,munaafaqnimada iyo beenta aad igu qabatay car bal wax kasheeg.
Waji-gabaxnimada ,beenta iyo kheyr darrada ma jaamacad ayd oogasoo baxday?
Somali ayaa aduunka ugu liidata

