Listen to me , habar jeclo boy , life -kaaga ha iga sheekeen , the point is neither you or me here .
The point
1/
The fact that the somalis were colonized by 2 different European countries doesn't make the outcome that resulted in the natural Union of both any more relevant towards its dissolution than a case for secession claimed by the Igbo in Nigeria or the Tuaregs in the Sahara in regards to their respective countries
Somalidu baddow , reer badiiye la gumaysto ayay ahaayeen , hadda saw maad garan .Xoog ama dagaal ku may soo ridan xorriyadooda , labada guumaystaha aha bay 4 maalmood gudaheed uga kala baxay waddanka , ujeedadu na waxay ahayd in labada la isku darooo Somali Republic la asaaso . Haddaba Africa waxa jira , ummado aan isku jinsiyad , dhaqan iyo diin toona wadaagino , kala baxaya oo Somaliland tusaale u qadaan doona , haddi markey ay Somaliland ka codsato International Courts-ka , la siiyo xooriyada iyo gooni isu taaga ay labataanka sannadood ka sugayso addunweynaha iyo Somalia ba .
2/ Arrinta Suriya iyo Masar u dhaxaysa waxad fahmi laa'dahay in Masar maddaxbanaanida ay Suriya ka muujisay iniqilaabka askartaasi ka rideen waddankaas , aynu ku adkaysan oo , kuna sii dhegin waddanka Suriya . That's why mid na Suriya loo yidha maanta , ka kale na Egypt !
Haddey maskaxdaadu intaas garan kari la'dahay , maxaan ku qaban kara anigu , habar jeclo boy ?
