Page 13 of 13

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Mon Jun 11, 2012 12:03 pm
by Executive
New mosque in Buhoodle


Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Mon Jun 11, 2012 1:45 pm
by samadoon-waaxid
allahu akbar,public buildings (mosques and schools) are going up on khaatumo soils like no before.Kudos to the hard working men and women who are making it possible :up:
here is another completed project in dhilaalo,funded by the qurbe joog.
Waxaa in mudo ah ka socday magaalada dhilaalo oo hilaadii dhanka waqooyi kasaaran magaalada Buuhoodle isla markaana ujirta illaa iyo dhowr iyo labaatan KM ayaa waxaa si rasmi ah xadhiga looga jaray School ay in mudo ah ka wadeen Jaaliyada kasoo jeeda deegaankiisi.
xafladaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay dadweyne aad u farabadan oo isugu odayaal iyo culumaa udiin iyo waxgaradkale oo ka yimi magaalada buuhoodle,waxaa kale oo kasoo qaybgalay wefti kasocota khaatumo state of Somalia oo uu ka midyahay Agaasima wasaarada arimaha bulshada MR Xasan.
magaaladan ayaa caruurta ku nooli ay in mudo ah wax ku baranaysay geedaha hoostooda taas oo keliftay in ay jaaliyada ku nool wadanka debadiisa ee kasoo jeeda magaaladaasi ay isu xilqaameen sidii ay ugu dhisi lahaayeen school ay wax ky bartaan ilmahaan.
waxaa wax lagu farxo oo illaahay loogu mahadnaqo ah in uu si wanaagsan u dhamaaday oo lagu guulaystay ,schoolkaa waxaan u mahad naqaynaa hadaanu nahay gudidii ka soo shaqaysay in uu iskuulkaani hawlgalo dhamaan dadkii ka qayb qaatay dhismaha schoolkaan,haday yihiin kuwii dhaqaalahooda u huray ee ku bixiyey iyo hadii ay yihiin kuwii wakhtigooda iyo xoogoodaba ku bixiyey intaba in illaahay ajar iyo xasanaad fiican kasiiyo.
waa wax lagu farxo oo wanaagsan in siweyn looga hawlgalo sidii loo horamarinlahaa dhamaan deegaanada aan ku noolahay ee khaatumo in laga hirgeliyo mashaariicdaa schoolada iyo caafimaadkaba iyadoo laysku tashanayo.
C/Rashiid Galbeedi.
Image

Image

Image

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Wed Jun 13, 2012 7:21 pm
by EastAfrica


Magaalada Tukaraq, Maamul-Goboleedka KHaatumo State of Somalia

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Wed Jun 13, 2012 7:52 pm
by UlteriorMotive
Mashallah reer SSC :up:

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Thu Jun 14, 2012 4:38 am
by Executive

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Mon Jun 18, 2012 10:31 pm
by EastAfrica
Daawo Duleedka Magaalada Laas Caanood, Maamul Goboleedka KHaatumo State Of Somalia
+Sawiro Qaybka mid Xooxada Odagoye iyo Toga Xargaga Oo Barwaaqo ah(Sawirro)



Akhirte Waxan halkan idunkusoobandhigaynaa Qaybo kamid Dooxoyonka Odagooye iyo boholaha xargaga oo kuyaala Qaybo kamid gobolka sool Gaar ahaan laascaanood, Iaydoo lagu jiro xiligii Barwadaqada

Jaamac Maxamuud


Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image


Image

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Tue Jun 19, 2012 6:20 am
by GutaleDulane

Re: Bilicda &horumarka SSC (picts)

Posted: Tue Jun 19, 2012 6:45 am
by samadoon-waaxid
third masjid in Buuhoodle this year,Masjid Al-Rawda's second floor is erected. :up: