Anigoo Xaamud turwaa ah
Warsangeli la xoorxoortankii
Waaba ka xishoodaa

Moderator: Moderators
Smileey, reasonka e Eydoorka reer abti loo yahay e u necebyahin reer abtiyaashod e Daarodka ah, is because of jealousy. Marke ku soo dhex koran reero dhan o Daarod ah, o leh tarikh dheer, iislaweynii, iisku kalsoni iyo landheernimo, dee kuwa Eydoorka ah e abtika looyahay waxa qabaniya envy iyo xasidnimo markase siida awrta afka xumbo ka siidayniyan o galgalaniyan o marba dhinac u carariyaan. All that because, marke eegaan reerkoda dhinaca aabahood, waxee arkiyaan langaabnimo, tarikh madow, iyo insecurity.Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Aduunka waxaa ugu daran kuwa ay daroodku rer abti u yihin...caasi waalidin
Somalistan wrote:Darood walaa Isaaq wax ay is dhaaman baa iska yar, labaduba waa bini Adam hal meel laga abuuray oo hoos imanaya Allah SWT.
Dhoobo ayaa labada laga abuuray, aakhir kana dhoobo ayaa dhabanka loo saari doona dhulka hoostiisa.
Ninkii kibir, faan iyo raynrayn ku jirtow, waxaad ogaataa qolkii madowaa waa Qabriga eh.
War Ilaahey haddaad garanayso , aniga ha na ila hadlin , ha na isoo tusaale qaadan .Bal eeg SahanGalbeed, wuxu shegta iin hooyadis tahay Daarod, waana ka ugu neceb reer abtiyaashis.