Dawladasade:
Marka Hore waxan Ku leeyahay, Thank you for your honesty, Marka kale waxan leenaghay beesha mareexan waa beesha ugu Gobsan Beelaha Darood waana la wada ogyahay, Im not saying this because of what you just said, wallahi hore iyaan kugu sheegay....
Siyaad Barrena Isaaq ma necbayn, Isago ninkaasi Daacad ah Iyay Niman xun xun oo cuqdadi ku jirto oo Darroodka kale ah, iya mislead gareeyay oo ku diray Isaaq....
Basharax: Inader Aan waxba lagu Xayaaysin ninkan traitorka ah ee Buuba, Waa nin wacan oo horta wax bartay, laakin se meel game khalad iyu ku dhex dhacay, taasna anaka na dhibi mayso waayo Lacagta unbo ka guranaya lagu kala cunayo Xamar ee gaalodo bixinayso...
Laakin se wallahi oo billahi haddu somaliland isku yimaado wuu yaqaan waxa sugaya..
Malinto Hargeisa ama berbera ama Burco ka soo dego, jeelka iya tooos laagu dhaadhicinaya, cid alaala cid wax uu qabanaysana ma jirto, waayo waa (Denbiile Qaran)..
Cidi Kale ee somaliland uu dhashay wa sidaas si leeg, Dhullbahante iyo warsangeli wey ku jiran dowlada TFG ;laakin se miyay yimaadan Somaliland waa maya, halkooda iyay ku eegyahin...
XidigtaSL: Inader Weliged aa iska musuqmaasuq badnaado Riyaale iyo Xisbiga UDub laakin, this year Misaanayado meel aanay hore uu Gaardhin iyay Gaardhay, insha allah with in the next few yearsna 10 times more iyay Gaardhaysa...
Waadiga Maqlay Ciidanka somaliland Mushaharki iya loo kordhinaya, dekada Berbera This year waxa lagu dhisay oo lagu maal geliyay 800,000$
Ciidamada Somaliland waxa la Qoraya, 20,000 kun oo Dhalinyaro ah oo cusub...Markas alxamdulilah intayadaas iyaan More then Happy ku nahay, oo ilahay aan ugu mahad naqayna........
Xidigta Adigana waxan ku ordhan laa Wasiirka Maaliyada, Isku soo Sharax sidu basharax sheegay

Been maha, with in the next few years waxan doonayna inaan maqalno Nin Reer canada iya la siiyay wasiirka maaliyada, OO Muse Ismacila

..............
Inabaxarow: Adiga hadaad Col la tahay Ethopia, dad badan oo kale iyaan la ahayn, Haa Walaalehen wey Haystan, laakin se Iyaga uunb isku dhex khilaafsan oo kenay nimankass meesha, Hadday Konfuri Meel ka soo wada jeesan lahayd, May Yimaaden, maanay soo galen xamar..
Markas Hadday ethiopia Joogto xamar Iyaga Iya doonaya inay Joogan, adiga ninkaagan Ka Yimi Arabsiyo maxa Ku Daaraya....
Markaad leedahay, Xisbiyada somaliland, waa isku wada mid oo wada corruption iyay keenayan, Ma adiga iya wax gaar lagu sheega? Waa inaad marba terri gareysid mid, ila ka dantaada uu jeeda ama wax ka qabanya aad heshid...
Nimankan Aad sheegaysan aad leedahin, waxay uu wada shaqeyn jiren, Siyaad Barre, so what!!1 So Siyaad barre soo muu ahayn Madaxweynahi Qaranki Hore ee Somaliya? Maantana Wey Toobad keenen oo Dalkoodi iyo meeshay ka dhasshen iyay uu Shaqeynayan.......
Nabadgelyo