ciyaal_warta wrote: duqa ani ku xariiftanka lee kasaa af baadiyaha maku heysto LOL..horta adi Chanel ka baadiyaha maa badsatay sxbow

Ciyaal warta

Magaal, duur, miyi, hawd iyo jabhadeyn nimaan soo marin waayo arag ma ahan. Midhaa ilaa shan jirkii ayaa cunugyaasha lagu xabsi jiray baadiyaha oo maqasha raaci jireen adi saa guri u dhexfadhiday aad wiilka xaafada iska noqotay waa iska buurnaatay camal.... dhooro waaxid layaab ma lihid. Waa iska caadi nooh!
Ladoon, thanks. It could be third meaning.
another one :
Laaq = orgacbaa orgacda ka laaqin og.
Laaq= Isla walaaq, kolka.
