mnwar heedhe nacnacda daaye keen meel beeshu Sade tidhaahday zenewi yaan xiriir gooni ah leenahay ka askunta kacaanki barakaysnaa..war ma waalantahay, barre hiiraale iyo BEESHA SADE intaan ICU iman siyaasaduna gacmaha ka baxin waxaa lagu tirin jiray ninka iyo reerkiisa ee an WELIGOOD xabashi hub iyo taakulayn u doonan kana hadli jiray cambaarayn jirayne wax alaale waxii hiil iyo hoob ka doonan jiray sidiinaan oo kale
miyaad dhagaysan inta jeer wadaadyo isku sheegii icuda ku jiray oo oranayeen "barre iyo beeshaas axmaaro nacayb baan ku naqaan" iyagoo excuse ka dhiganaye axmaaro baa kismaayo dawlada rabtaa inay gayso sidaas owgeed waa inaanu tagnaa

war is xilqaam maanta reerka kamaad fogaane, qabyaaladana iska bixi...beesha Sade iyo xabashi waa labo libaax is lagdami waydi heshiisna gaaray daris wanaag adinkuse aad tihiin ina gumeedyo ABIDKOOD xabashi hoos fadhin jiray laguna tiriyo dadka fara ku tiriska ahi ay xabashi waligeed isku halayn jirtay inay faafiso siyaasadeeda ku wajahan arrimaha soomaali!
waliba beesha habar awal!