Page 3 of 3

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Fri May 11, 2007 5:01 pm
by DawladSade
ina baxar ninba meeshuu ka yimid buu dhiigeeda iyo dhogorteeda leeyahay, waad iska dhigta nin masuull ah lakin dadkaada dabeecadooda kamaad fogaan!

mnwar heedhe nacnacda daaye keen meel beeshu Sade tidhaahday zenewi yaan xiriir gooni ah leenahay ka askunta kacaanki barakaysnaa..war ma waalantahay, barre hiiraale iyo BEESHA SADE intaan ICU iman siyaasaduna gacmaha ka baxin waxaa lagu tirin jiray ninka iyo reerkiisa ee an WELIGOOD xabashi hub iyo taakulayn u doonan kana hadli jiray cambaarayn jirayne wax alaale waxii hiil iyo hoob ka doonan jiray sidiinaan oo kale

miyaad dhagaysan inta jeer wadaadyo isku sheegii icuda ku jiray oo oranayeen "barre iyo beeshaas axmaaro nacayb baan ku naqaan" iyagoo excuse ka dhiganaye axmaaro baa kismaayo dawlada rabtaa inay gayso sidaas owgeed waa inaanu tagnaa Shocked

war is xilqaam maanta reerka kamaad fogaane, qabyaaladana iska bixi...beesha Sade iyo xabashi waa labo libaax is lagdami waydi heshiisna gaaray daris wanaag adinkuse aad tihiin ina gumeedyo ABIDKOOD xabashi hoos fadhin jiray laguna tiriyo dadka fara ku tiriska ahi ay xabashi waligeed isku halayn jirtay inay faafiso siyaasadeeda ku wajahan arrimaha soomaali!

waliba beesha habar awal!

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Fri May 11, 2007 5:02 pm
by biko
Laughing

ouch! whats with the jaanjaan Laughing

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Fri May 11, 2007 5:22 pm
by Ina Baxar
Dhegayso DS horta been maad sheegin oo nin waliba meeshu ka yimid buu dhogorteeda leeyahay.
War maxaad ii haysata niyoow , ma nin Ilaah indhaha tiray baad ii moodday?
Beesha Sade anigu halka laga soo waraysto war u ma hayo kow dheh, halkan SOMALINET beriyahan soo galay , xoogsade { oo uu Hiraale adeer u yahay} cayda ku dhacday goobjoog baan ka aha kana markhaati , kana imanaysay mareexan kale oo bartan inala jooga .
Hadday runtu ku dhibayso , dee nin Mareexan oo dhan u hadla ha iska dhigin .
Wax alle waxa lagu leeyahay maba fahmaysid , BEESHA SADE ayuun baad la soo boodaysa. Cuqdadu aniga ii ma haysee , bal waxad ku hadalyso dib ugu fiirso.
Anigu Ethiopia thank FOR LIFE for helping us in getting rid of Afweyne baaban idhahda , adiguse marna " Ethiopia waa caddow, marna "laba libaax oo is fuula baynu nahay iska dheh Laughing "

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Fri May 11, 2007 7:27 pm
by LiQaaye_TDH
Ina baxarow....kani waxu uu tukada Cabuwaaq, diinitisona waa Sade iyo Cabudwaaq, Waxani waxan isku shaqo nahay maahe iska ilow iyan ku odhan la......

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Fri May 11, 2007 7:35 pm
by DawladSade
ina baxar ha noqon tukahii meeshuu wax ka helay waayaye, keen waxaad cadayn haysid nin ku abtirsado beesha sade inuu yidhi inagu iyo zenewi xiriir gaar ah ka askuntay wakhtigii kacaanki barakaysnaa yaa noo dhaxaysa!

aniguse adigaaba hada ii cadeeyey ina gumeedyo inaad tihiin weligood xabashida isku halayn jirtay inaad u faafisiin siyaasadeeda iyo danaheeda gumaysi ku wajahan midhaha soomaali!

[quote]Anigu Ethiopia thank FOR LIFE for helping us in getting rid of Afweyne baaban idhahda[/quote]


isaaqa meesha joogana odeygooda koowaad yaa lagugu wacaa, nacasna waa ka hadal xuntahay Surprised Surprised

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Fri May 11, 2007 11:00 pm
by Samatr
^Dee been muu sheegin, Soomaalidu siday noo gashay Xabashi noomuu gelin Isaaq ahaan laakin Soomaali ahaan, Xabashida dhulka soomaaliyeed oo dhan wey wada haysataa qaarna ictiraaf bey kuu sasabaan, qarna madaxtooyi bey kuu sasabaan, qaarna lacag bey kuu sasabaan, Somaliland hadaa la eego in yar bey dhaantaa, marka la eego Xabashidu siday uu gashay Soomaalia, Xamar na masakiinta ayaa lagu gawracaa, Puntland sheekadeeda iska dhaaf maalin dhow bey af xabashi nagu la hadli doonaan.

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Mon May 14, 2007 9:41 am
by Ina Baxar
War kan wax waalan weeye. Maalinna " Ina Baxar geesi baad tahay oo gabdha baynu ku siin" maalinna " Ina guumeed xunoo nacas ah bad tahay" halkee lagu arkay? Laughing
Waryee DawladSade adigu kuwii JVA-da caayi jiray miyaanad ka mid ahayn?
Mareexanka xabashida u shaqeeya waa adigoo miidhan , sideed igu soo hadal celisa? Laughing

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Mon May 14, 2007 12:59 pm
by fagash_killer
this has nothing to do with beeing a pro habaashii the writer is just telling the truth we all can see that ethiopia chosed tfg above sosocalled somaliland and by those stupid comments of waraabe and silanyo will ethiopia only chose the tfg more and udub will be supported and they will stay in office now and for the next coming ten years and before the year sland will be selled riyaale will get his new job in somalia and losers like silanyo and waraabe can join the asmara gang Laughing

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Mon May 14, 2007 1:19 pm
by AbdiWahab252
Fagash,

I guess u wrote it Laughing

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Mon May 14, 2007 1:40 pm
by fagash_killer
[quote="AbdiWahab252"]Fagash,

I guess u wrote it Laughing[/quote]

lolz my samaroon souljas think the same we have the same goal Laughing

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Mon May 14, 2007 1:45 pm
by AbdiWahab252
Fagash,

Yep. U will milk the Somaliland thing until the cow dies.

Then its off to Somali Weyne Laughing

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Mon May 14, 2007 1:46 pm
by fagash_killer
[quote="AbdiWahab252"]Fagash,

Yep. U will milk the Somaliland thing until the cow dies.

Then its off to Somali Weyne Laughing[/quote]

yupp you saw that right why else do you think some cats call us a scamming tribe Laughingthink about this why else do you think nss is regrouping in xamar Laughing

Re: Why Ethiopia is welcome in Hargeisa, not in Mogadishu?

Posted: Mon May 14, 2007 1:51 pm
by fagash_killer
Shacbiga Somaliland Dib Ma U Dooran
Ali D, Yassin — --------- — 11 May, 2007
--------------------------------------------------------------------------------


Shacbiga Somaliland dib ma u dooran qof aan rabin in Somaliland Dawlad noqoto

Shacbiga Somaliland dib ma u dooran qof aan rabin in Somaliland Dawlad
noqoto(Never Again)

Hadii Riyaale iman Lahaa London shacbiga Somaliland ee degan carada
Ingiriiska waxay la sugayeen Mudaaharaad ay ku dhigaan Riyaale, nasiib daro
waxaa u digay guulwadayaasha London u joogah, si kastaba ha ahaatee shacbiga
Somaliland waxay filayaan in madaxweyne ku xigeenka imanaaya London ka
jawaabi doono suaalaha hoosta ku qoran oo kala ah:

1) Waa maxay sababaha maamulka Riyaale uga ilaalinaayo ciidanka Somaliland
inay tagaan xadka Somaliland la wadaagto majeerteenka.

2) Muxuu maamulka Riyaale uga soo celiyey ciidanka Somaliland markay tageen
xadkooda.

3) Sababtay majeerteenku u qabsadeen meel u jirta magaalada Ceerigaabo shan
( 5 ) kiloomitir oy calanka Somaliland ka dajiyeen, kana taageen calanka
majeerteenka.

Waxaa kaloo lawada ogyahay in wafdigii tegay magaalada Ceerigaabo ku
yidhaahdeen reer Ceerigabo, hadii dalka Somaliland shisheeye soo weeraro,
shacbiga Somaliland oo isku-duuban ayaa dalka difaaci, markaa su'aasha
meesha ku jirtaa waxay tahay, wafdigu dalkay ka hadlayaan ma Burco iyo waxa
galbeed ka xigaa, oo gobalka Sanaag ka mid ma aha Somaliland? Gobaka Sanaag
oo badankiisa majeerteenku gacanta ku hayaan maanta.

Waxa kaloo shacbiga Somaliland la yaabanyahay hadalada ka soo yeedhay,
wafdigii Riyaale u diray magaalada Ceerigaabo. Wafdigaasoo ku yidhi reer
Ceerigaabo, waxaanu idiin samayn doonaa, Radio, TV iyo dugsiyaal, markaa
reer Ceerigaabana waxaa laga rabaa inay ka ilaaliyaan dhibaato ka timaada
xadka u dhaxeeya Somaliland iyo majeerteenka, taasoo ku jirta danta reer
Ceerigaabo iyo ta Somalilandba.

Qodobkaa maamulka Riyaale ku taliyey, waxuu cadaynayaa in maamulka Riyaale
heshiis hoose lagalay dawlado shisheeya ah oo dantooda ilaashanaysa, kana
faa'idaysanaaya karti xumuda maamulka Riyaale.

Saddexda nin ee kala maamula Ethiopia, Djibouti iyo Somalia waxay balan ugu
qaadeen Riyaale inay is barbar taagi doonaan hiil iyo hooba si mar labaad
loogu doorto madaxweynimada Somaliland. Sadexdaa nin oo u arkay in dantoodu
ku jirto Riyaale oo ku soo noqda xukunka Somaliland inkastoo maamulka
Djibouti aanay isku calool furnayn nimanka maamula Ethiopia iyo Somalia hase
ahaatee sadexdaa nin waxay isku raacsan yihiin in Riyaale lagu hayo laguna
ilaaliyo in Somaliland uu madax uu ka ahaado.

Sidaa awgeed waa in shacbiga Somaliland indhaha furaan ooy hoos u eegaan
arrimaha Somaliland ee Riyaale darafyada ka fadhaayo si aanay Somaliland u
noqon dawlad buuxda.

Ali D, Yassin