Page 3 of 3

Re: Puntland today

Posted: Fri May 11, 2007 4:55 pm
by Ina Baxar
Ninka reer Muduga ah waxa Kismaayo geeyay bal ka waran haddaba? Laughing

Re: Puntland today

Posted: Fri May 11, 2007 5:05 pm
by DawladSade
[quote="Ina Baxar"]Ninka reer Muduga ah waxa Kismaayo geeyay bal ka waran haddaba? Laughing[/quote]


muruq iyo xabadeena afkeeda Cool

Re: Puntland today

Posted: Fri May 11, 2007 5:31 pm
by Ina Baxar
Waxaasi waa sheeko internet , Kismayo inaad shaqo ku lahayn adigaa afkaaga ka sheegay , next time THINK! Laughing

Re: Puntland today

Posted: Fri May 11, 2007 6:38 pm
by Unclebin-
Allehu naxariisto Duqa Degmada Magaalaada Ceelafweyn.

Re: Puntland today

Posted: Fri May 11, 2007 6:39 pm
by biko
amiin!

Re: Puntland today

Posted: Fri May 11, 2007 7:04 pm
by Young Royal
President Cade Muuse is back and healthier than ever...I guess he is finely getting use to his 20-plus year old son kidney. In any case let me just say WELCOME BACK abti.

Here are some pics of him at the Bender Qasim International Airport in Bosaso today, enjoy:

http://www.somaliweyn.com/pages/news/Ma ... may17.html

Re: Puntland today

Posted: Mon May 14, 2007 11:48 am
by Ina Baxar
http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=7223
Ciidamda Daraawiishta Buuhoodle oo Mudo Lixbilood ah ay kamaqan yihiin mushaharaadkoodii ayaa haatan bilaabay inay sameeyaan Gadoood...............................

Iyadoo Ciidamada daraawiishta puntland ee aagga buuhoodle ay haysatay mudooyinkii u dambeeyey mushahar la’aani ayaa hadda waxaa si weyn shaarica buuhoodle looga dareemayaa gadood kala duwan oo ay ciidamadaasi kaga cabanayaan mushahar la’aantaasi.

Different story

Kooxo maleeshiyooyin ah oo horaantii todobaadkan afduub ugu geystay gudaha puntland qaar kamid ah shaqaalaha care International ayaa ku hajbay inay qaarajin doonaan...............
Waxaa ay maliishiyooyinku ku doodeen in Care international ay caawisay degaanada kale oo islamarkaana ay iska indha tirtay in deegaanka ay kasoo jeedaan. <--- Laughing