Page 3 of 5
Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 10:51 am
by Mystic_Angel
waaahwaah meesha haasaawe kulul oo godlan ayaa kasocda..

As italians would say"Non c'รจ due senza tre or Ogni medaglia ha il suo rovescio.".

@naima, naa naga wareeg belaayahay wareersan.
Kambuli, abaay sifii'an aan kuufahmey.

Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 11:11 am
by Madmadoobe
"Kambuli, abaay sifii'an aan kuufahmey."
Mystic.. Af-somaligagu aad bu foolxunyahay. Did you grow up in the Gulf countries like my friend Hyper?
Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 11:15 am
by Mystic_Angel
maya aboow, af reer hamar leen iska geshtaa marmar lee..

Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 11:16 am
by Hyperactive
Madmadoobe aniga halka iga mar, kambuli ba ilsha igu haysa. inan ba ka doneya, baritan ba la igu haya. ha i galafan, inan in la idido ma rabo.lol
Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 11:21 am
by Madmadoobe
"maya aboow, af reer hamar leen iska geshtaa marmar lee..

"
Af rer xamar ayaad mar mar gashataa, waa war fiican
[quote="hyperactive"]Madmadoobe aniga halka iga mar, kambuli ba ilsha igu haysa. inan ba ka doneya, baritan ba la igu haya. ha i galafan, inan in la idido ma rabo.lol
Hyper mid sadada oo kale carab sijuu ah ii keen dheh nooh

Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 11:24 am
by Mystic_Angel
aboow, horta afkaa edeb uyeel nooh, wasakh a tahay marmar.. see camal?

Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 11:24 am
by Hyperactive
mid somaliga i barto ban donaya.lol
Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 11:33 am
by Madmadoobe
[quote="Mystic_Angel"]aboow, horta afkaa edeb uyeel nooh, wasakh a tahay marmar.. see camal?

[/quote]
Lool, abaaydiis ha i qaniinin nooh ani maxaa kaa suubiyey baas haku dhabee
[quote="hyperactive"]mid somaliga i barto ban donaya.lol[/quote]
Ok mid reer miyi ah baan ku raadineynaa saxib. Case closed.
Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 11:40 am
by Hyperactive
wahba kama qabo madmadoobe balse shoroodo bal leyahay:
1- aniga man ka ah so she has to at least 1 year younger whould be great if 2 years younger
2 - inay ogato in 3 kale laga dabo kenayo, not now balse marki Allah i sahlo on holo yesho.lol
Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 11:47 am
by Mystic_Angel
[quote="Madmadoobe"]"maya aboow, af reer hamar leen iska geshtaa marmar lee..

"
Af rer xamar ayaad mar mar gashataa, waa war fiican
[quote="hyperactive"]Madmadoobe aniga halka iga mar, kambuli ba ilsha igu haysa. inan ba ka doneya, baritan ba la igu haya. ha i galafan, inan in la idido ma rabo.lol
Hyper mid sadada oo kale carab sijuu ah ii keen dheh nooh

[/quote]
aboow, ilko wah lagu qaniniini mahesto bee, see camal adi? makasino inan qaldaaminta oo adi oo kale, eh fahmin ani? mise waa wareertey adi?

Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 11:59 am
by Madmadoobe
[quote="hyperactive"]wahba kama qabo madmadoobe balse shoroodo bal leyahay:
1- aniga man ka ah so she has to at least 1 year younger whould be great if 2 years younger
2 - inay ogato in 3 kale laga dabo kenayo, not now balse marki Allah i sahlo on holo yesho.lol[/quote]
War nacas baa tahey marka waxba maloo sheego. 5 years later baa second and third wiveska la aroosaa
"aboow, ilko wah lagu qaniniini mahesto bee, see camal adi? makasino inan qaldaaminta oo adi oo kale, eh fahmin ani? mise waa wareertey adi?

"
Oo eedo miyaa qayishaa, ilkaha maxaa kaaga dhacay?

Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 12:04 pm
by HELWAA
mr dhuxul......sida dumarka loola hadlo soo baro.......hadi oo shukaansigagi ilaahi saa dhigayna ilaahey ha ko sahlo...ee fadlan show some respect oo niicda kala tag inanta

Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 12:05 pm
by Mystic_Angel
mr, dhuxuloow maya edo, unaka makaseeno, shekadas qaldaminta oo deynay.

Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 12:06 pm
by Mystic_Angel
[quote="HELWAA"]mr dhuxul......sida dumarka loola hadlo soo baro.......hadi oo shukaansigagi ilaahi saa dhigayna ilaahey ha ko sahlo...ee fadlan show some respect oo niicda kala tag inanta

[/quote]

helwa, usheeg abaay maraxaan.

Re: Subax wanaagsan.
Posted: Tue Jul 31, 2007 12:11 pm
by Madmadoobe
[quote="HELWAA"]mr dhuxul......sida dumarka loola hadlo soo baro.......hadi oo shukaansigagi ilaahi saa dhigayna ilaahey ha ko sahlo...ee fadlan show some respect oo niicda kala tag inanta

[/quote]

Helwaa.. Actually aniga shukaansigeyga waa heersare runtii, lakin hadda aniga iyo mystic wan iska shekeysaneyn,
oo shukansiba majirin e eedo xagee igala qadey?
Mystic.. abaay adiga saxib an aheen bee duqdaan sexual frustrationka ku dhacey ee shukaansi keliya ka shekeyneysa ha u camirin nooh
