Page 3 of 4
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 6:53 pm
by sadeboi
Xoog, ina adeerkey waan iska baacsanaya.
Lakiin xoogow, gormaad xalwadaad la cuni doona?
And I disagree, me and my significant other care for each other equally, cirkane roob waan ku ogahay. lol
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 6:54 pm
by Shankaroon_614
Somalidu waxay ku maahmaahdaa "Jaceyl aan lagula wadin laguma raago!"
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 6:59 pm
by Cawar
[quote="sadeboi"]Xoog, ina adeerkey waan iska baacsanaya.
[/quote]
Ina Sade, anigu maahi kii aad baacsan lahayd...Alla aqoon la'aaney xaalkaa b'a..Iff we only met in real live caku aqoon la'aani waa iftiin la'aanee..lol
Xoog,
...maa u sheegto ilamahn yaryroo suuuqa aad ku soo dyeseen?? anaga inaan baar Jazira Saldato ka cuni jirnay with Cabdi Hagi Xaash ma oga miyaa?? lol
5karon,
Say what abay??
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:01 pm
by FAH1223
my God, do you people get tired of these relationship topics
loool
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:01 pm
by xoogSADE14
loool @ SB
Xawadee ina adeer? Mar horaa hawada marduufyo qaada lagu qeeybsadee. Laakiinse insha'allah tan labaad xagiinaan kasoo doonayaa marka ka qadi meeysid.
Shanka
Abayadiis waanu idinla wadeeynaa laakiinse waa inaad xooga naga yara horeeysaan.
Cawar
From Jaziira to Shiirkole in lagaa yaqaan waan ogahay sxb. waana taas waxaan suldaanka kaaga qabtay.
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:06 pm
by sadeboi
Cawar, war bootada aan sal iyo raad laheyn iska daa, if we only met in real maxaad ka wada? Lol. Waxan ku iri ragga isku raad ma ahe oo ma simna.
War ama jazira saledato wax ka cun ama al-jazeero ha laga so dhaayo: ina SADE iyo cawar baan kala nahay.
Xoogow, inta maxamed-koshin iyo meherxuma baa isleh, war ille duuni baad aheyd waba naga qarsatey. Inamo badan ba ka buuxan so dhawoow.
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:10 pm
by Cawar
Xoogow,
Dee isma sheegi karo oo isma kashifi karee...aloow yaa ina Gaani ii keena...Cali duul duul(thats what we used o call him remember??)..ilmahan ha iga karbashee..lol
SB,
Sxb...take a chill pill and enjoy..ok?? lol
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:12 pm
by Shankaroon_614
Cawarow adiga af Somali ma garanaysit miyaa? lol
Xooga walaal maxaat saas utiri? Labada qof waa inaay jacaylka isku mid yahiin. She gotta love him as much as he loves her hadii kale it will die out sooner or later.
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:13 pm
by sadeboi
Shanka, so kama aragtid meeshaan in uu afka dhibayo.
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:14 pm
by Shankaroon_614
lol @ Sadeboi
I been meaning to ask u; markaat Columbus timaaday miyaa gabar ka heshay walaal? kkkkkkkkkkk
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:15 pm
by Shankaroon_614
[quote="sadeboi"]Shanka, so kama aragtid meeshaan in uu afka dhibayo.[/quote]
Waayo?
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:17 pm
by Cawar
[quote="Shankaroon_614"]lol @ Sadeboi
I been meaning to ask u; markaat Columbus timaaday miyaa gabar ka heshay walaal? kkkkkkkkkkk[/quote]
Is that for me??
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:18 pm
by sadeboi
Lol,
shanka all the girls I met in columbus waa bah-ogaden iyo wagerdhac, and I don't on marrying dadkaas waalan. Lol
I kid
lakiin no, inanteyda lives in this city.
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:22 pm
by Shankaroon_614
[quote="Cawar"][quote="Shankaroon_614"]lol @ Sadeboi
I been meaning to ask u; markaat Columbus timaaday miyaa gabar ka heshay walaal? kkkkkkkkkkk[/quote]
Is that for me??[/quote]
I said Sadeboi! No it wasn't for u move on!
Re: Ladies AND Gentlemen
Posted: Wed Jan 30, 2008 7:23 pm
by Shankaroon_614
Sadeboi aww
I was thinking u was in love when I saw ur page kkkkkk
Masha'Allah
Waa kuu soo duceen :)