Page 3 of 4

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 3:41 am
by Voltage
Xiddigoow even your name sounds beezaaniga aan sheegayo. Haye adiguna "ciyaalka xaafadee" baad ahayd?

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 3:43 am
by The_Emperior5
Somaliweyn Commando wrote:eh qasaaro u bastard have u forgotten s11l qabiil ma leh :lol: :lol:

qabyaalad is boring these days :down: :lol:

kan waxaan is yidhi siidu shaahii uu bartay qabyaalaadiii wuu iska dayee

war slaan absame koombe ayaa ku sumeyssay

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 4:04 am
by xidigow
Voltage wrote:Xiddigoow even your name sounds beezaaniga aan sheegayo. Haye adiguna "ciyaalka xaafadee" baad ahayd?
:lol: adiga ciyaalka xaafada has nothing to do with age, it is more like an status (being part of the cool group) adiga waxaan u maleyna dhoorayaasha aad ka mid aheyd.
Teeda kale such grouping exists even among somalis in the west. As I said you can be born in the west and still be DHOORE or you can be born in Xamar, hargeysa or Kismayo and be CIYAALKA XAAFADDA. Marka caadi weyeh ee ha is caloolxumeyn.

NMD

Posted: Thu Jun 26, 2008 4:13 am
by Voltage
xidigow wrote:

af hindi baad ii qurxinaysaa sxb ee ha danqan is xaji. Maxaad tiri waxay "cool" soo maaha, dee wataan idin sheegey, of course deviant acculturation was cool to you, it is why you acted that so maaha! :lol: :lol:

again, "ciyaalka xaafadee" ahayd :lol: :lol: :lol:

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 4:23 am
by xidigow
Voltage wrote:

:lol: waraa saaxiibow adi kuwii jardiinka loo diidi jiray maad aheyd? Maxey tahay cuqdada kaa buuxda gabar maad tahay... G-nimada iska dhaaf nooh. Ciyaal Kuwaarto Waligaa ma maqashay? Ma u maleynayo.

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 4:24 am
by 934
costa
shirib
alchemist
fisabililah
lacageylacag

and many more....

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 4:52 am
by Voltage
xidigow wrote:
Voltage wrote:
af hindi baad ii qurxinaysaa sxb ee ha danqan is xaji. Maxaad tiri waxay "cool" soo maaha, dee wataan idin sheegey, of course deviant acculturation was cool to you, it is why you acted that so maaha! :lol: :lol:

again, "ciyaalka xaafadee" ahayd :lol: :lol: :lol:
:lol: waraa saaxiibow adi kuwii jardiinka loo diidi jiray maad aheyd? Maxey tahay cuqdada kaa buuxda gabar maad tahay... G-nimada iska dhaaf nooh. Ciyaal Kuwaarto Waligaa ma maqashay? Ma u maleynayo.
sxbkaa cawar waydii intaan jiray in 1991 adiguna kuwii jardiinka baad sheegeysaa. home the only jardiin I know is downtown seattle and sneaking into the cineplax theators in middle school! :lol: :lol:

waa kan jardiinkaygi at 11, 12, 13 years old :up:

Image

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 4:56 am
by Hyperactive
Allah kariim.
naag meshan wah ko so qorta maha laga ni'i?
war naagaha wa masakiin i shooda iska jira.
taad ka yabtan o du;eeya
adigana ajir bad ka heli.

wa salam

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 4:57 am
by Cali_Gaab
934 Biko.....you might want to alter that list of yours as there are no ilmo habar xabusheed on that list, i'm absolutely gob smacked :shock:

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 5:44 am
by 934
:lol:

So just to be safe i'll stick to ...

Cali-gaab.

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 9:10 am
by SahanGalbeed
Waar caruurtii booli xaaranta , ilayn wax qaran ah iyaga ayuun baynu ka maqli jirnee , waa mareexaanka waxaan sheegayo hadda , oo af soomaligi inagu bartay baa inoogu daran

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 11:26 am
by Voltage
SahanGalbeed wrote:Waar caruurtii booli xaaranta , ilayn wax qaran ah iyaga ayuun baynu ka maqli jirnee , waa mareexaanka waxaan sheegayo hadda , oo af soomaligi inagu bartay baa inoogu daran

oo caruurti qaranka maxaa af somaali u diiday maxayse kuugu darantahay

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 11:30 am
by wastegal
this topic is mean

Re: For Guys only, which Snet Xalimo you dont like the most?

Posted: Thu Jun 26, 2008 11:32 am
by C O S T A
All garoobs and they know who they are