Page 3 of 5
Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 2:18 pm
by The_Emperior5
Horta maxaad ciyaalkaan ola shekesataa about the civil war......The_Emperior5 hoyadii bigro bey aheyd markaas....
Also I just bought 6 dameero in gedo and I'm looking for dadkii wadi lahaa....that is great investement
Horta jebertiga marka naaska la tuutjio maxay hooyo uu aflagadeeyaan
yaba hooyoo khadjija macalin ghaadhay waba chapter soo socda

Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 2:51 pm
by S-D-M
AbdiWahab252 wrote:S-D-M wrote:AbdiWahab252 wrote:
SDM,
Adiga ba dameeraha Gedo liista.
Horta maxaad ciyaalkaan ola shekesataa about the civil war......The_Emperior5 hoyadii bigro bey aheyd markaas....
Also I just bought 6 dameero in gedo and I'm looking for dadkii wadi lahaa....that is great investement
SDM,
Saxiib boon badan ba qabtiin bala uu dhiib.
qofba wax buu kutaqaqusay oo tacliin uleeyahay........Banker can not be an engineer...waxaa loo bahanyahay wax yaqaan dameer language......
Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 2:52 pm
by S-D-M
The_Emperior5 wrote:Horta maxaad ciyaalkaan ola shekesataa about the civil war......The_Emperior5 hoyadii bigro bey aheyd markaas....
Also I just bought 6 dameero in gedo and I'm looking for dadkii wadi lahaa....that is great investement
Horta jebertiga marka naaska la tuutjio maxay hooyo uu aflagadeeyaan
yaba hooyoo khadjija macalin ghaadhay waba chapter soo socda

war aniga hoyadaa macaayin ...........waxaan iri oo kaliya maadan dhalan markaas........Somalisoo baro gramgram yahow
Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 2:55 pm
by AbdiWahab252
SDM,
Howrsame, Talxe iyo boonta kale Ilkoyar shaqo sii

Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 3:00 pm
by S-D-M
AbdiWahab252 wrote:SDM,
Howrsame, Talxe iyo boonta kale Ilkoyar shaqo sii

War heedhe miyaad xanaaqday.........ragaas ayaga baa loshaqeyaa sxb......waa raga ugu xininyo culus GEDO walee...Masidaas baad reer gedood ku'aheed
Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 3:01 pm
by The_Emperior5
war anigu dagaalki somalia sii fiican baan uu xasuusta ka woqoyiga inkastow dagaalka konfuurta anigu baa aan arag anigu nin weyn aah ka sooo dhoofay Xammer 89 i dont know about you ,a naga hadanu reer somaliland nahay hadu qoff hooyo ba soo qaado wuxu ka sheego ba wa cay weyaan . walanweynta aya
habarta buufkeen habarta laankeed niman wa weyn uu waxa isku leh uu aan feedh na ka dhacayn wa arinta haan la yaabo
Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 3:03 pm
by AbdiWahab252
SDM,
Aduunyo, waqtiga wu is badaley. Waxan xasuusta marka MArexan ka faani jiireen iney kuwas ka guursadan. Lakiin manta iyaga ba awood leh. Tolow gorma Beesha Jareerweyne so bixi donan.
Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 3:03 pm
by S-D-M
Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 3:05 pm
by S-D-M
AbdiWahab252 wrote:SDM,
Aduunyo, waqtiga wu is badaley. Waxan xasuusta marka MArexan ka faani jiireen iney kuwas ka guursadan. Lakiin manta iyaga ba awood leh. Tolow gorma Beesha Jareerweyne so bixi donan.
Ma beenti baad bilowdey......
...waxaad isku qaldeysaa hawiye, degodia, Murule, iyo garre aan kafaani jirney........
Marexaanka kaliya oo gursada Hawiye iney yihiin Reer Mudug/Galgaduud........Reer Gedohu weey kibir badan yihiin walee
Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 3:06 pm
by AbdiWahab252
SDM,

War adiga Marexan ya ka aheed ? Hadad tahay kuwa aan ka hadaley, raali iga noqo.
Maslaxo ba biixina

Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 3:10 pm
by S-D-M
AbdiWahab252 wrote:SDM,

War adiga Marexan ya ka aheed ? Hadad tahay kuwa aan ka hadaley, raali iga noqo.
Maslaxo ba biixina

war heedhe sheeko miyaan wadeynaa sxb.........Adigu ma marexaan baa kukal xigo......adoo hawiye ah.....
waxaan maqli jiray hawiye turub baray.......walee waa dhab waayo meeshan buu muran lasoo fadhiyaa......
Moving on.......
when are u planing to come to Columbus
Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 3:13 pm
by AbdiWahab252
SDM,

Adiga waxan ogahay ina aheen kuwa kafta ka carooda.
Waxan raba ina imaado Eida. Caruur oo Adeer kegi dhaley ba meesha so degey. Waxan raba ina guuri uu gado oo an ka kireesto (section 8).
Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 3:18 pm
by Xamud.
USC ma wax lagu faano ba. 4 billod intay Shacab Darood ah Eryaden beey iyaki isku jeesten. Wala Oga tii ka racday USC iyo Hawiye Dagaalki sookeye. Wallahi Darood waa la Dilay laakin lama Gumaadin sababto ah haadi USC ay wax ahan lahayd maanta Somaliya Hawiya ugu Sareen laha. Caqli Dameer wallahi..Abgaal iyo Haber Gidir intay iska dileen Darood lagama diilin. Waa ka roog oo laba sar, hawsha hawiye..Darood intay iska roogen beey iyaki is fulen. Right now today yaa idin Saran? Abdulahi Yusuf

Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 3:21 pm
by AbdiWahab252
Xamud,
So waxad qiirtey inu Darood racsan yahay Amxaaro ?
Re: Remembering THE USC MUJAAHIDIIN.
Posted: Mon Aug 04, 2008 3:21 pm
by S-D-M
AbdiWahab252 wrote:SDM,

Adiga waxan ogahay ina aheen kuwa kafta ka carooda.
Waxan raba ina imaado Eida. Caruur oo Adeer kegi dhaley ba meesha so degey. Waxan raba ina guuri uu gado oo an ka kireesto (section 8).
Not bad Idea.........Actually its cheap living here wallahi..... I pay $780 for a beautiful two bedroom, while back in New England I was paying around $1150