Page 3 of 3
Re: HALF GAROOB
Posted: Fri Aug 15, 2008 11:02 am
by HELWAA
SDM.....Yaa saatir.... ....wax kasta waa calaf yaa akhi iyo qadar...wixi ilaahy ku qoray kuma dhaafiyaan

Re: HALF GAROOB
Posted: Fri Aug 15, 2008 11:08 am
by S-D-M
HELWAA wrote:SDM.....Yaa saatir....so you think the reason of the divorce is FGM
....wax kasta waa calaf yaa akhi iyo qadar...wixi ilaahy ku qoray kuma dhaafiyaan

maya maya uma'maleeynayo...Laakin adaa tiri "The reason pple rush in marriage is xalaal sex". Markaa anika umamaleynayo in dadkaan kascsi waal qabaan.
Mida labaad waan ogahay waxii ilaah kuu qoray iney kudhaafin lakin ogoo ilaah waxuu yiri dadaal
Re: HALF GAROOB
Posted: Fri Aug 15, 2008 11:14 am
by Hyperactive
Nabeela wrote:SahanGalbeed wrote:Wallahi wixii rag lagu sheegi jiray , baa jeex wada yeeshay .

im glad im not the only person things sahan is comedian.
wallah every time i read him i laugh.
what about ninka garoubka ah?
i think equally wa used abd abused.

Re: HALF GAROOB
Posted: Fri Aug 15, 2008 11:17 am
by HELWAA
sdm
Pple get married of many reasons and SEX is one of them...many girls cant see the diff between love and lust anyhow ilaahy wadada toosan ha na wada tuso..Allah knows best.
Re: HALF GAROOB
Posted: Fri Aug 15, 2008 11:18 am
by SahanGalbeed
Aniga iga qosol ma aha , walle !
Bal nin dhan oo xaaskiisii dhaqan kariwaayay , ciyaalkiisi meel all iyo meel ay joogan aan la ogayn . niic.. iyo duuf maalin walba la soo taagan , baa marka dambe ku odhanaya ... Adeerkey baa "half garoob ii baxhay "
Jeexa dameerta ma aragtay, kaasa ku yaal, walle iyo bille .Fuc.kin maalayacni !
Re: HALF GAROOB
Posted: Fri Aug 15, 2008 11:24 am
by Hyperactive
adeer hadee waad hadal adagtahay.
bal hadaad islaah iyo waano ay ka tahay, hadi wa lo yara qabojiya.lol
arabku hadi wah walba la so mariyo that's not good.
Re: HALF GAROOB
Posted: Fri Aug 15, 2008 11:29 am
by AbdiWahab252
Alcoholiste wa lagu waye. Bal ii waran ? Maxa cusub ? Xagey ba ku jabtey oo aad ku maqaneed ?