Ma' waxay idin la tahay , intaan soo maray qolo walba, baan idhi please ha la ii doorto "odayga" Isaaqa Snet ..??
NO!! we don't function like that , inagu

Way iska ogyihin tolkey , in shaqadan aan halkan ka wado ay " community service " tahay ..Isaaqu markaa waxay leeyihin " Ina Baxar , volunteering buu wada e , ha laga aamuso !!

Darood iyo Hawiye , wax kale iska ba e, "color" ka shaadh-ka CY xidhna bay isku laynayaan