zingii wrote:Dad baa xumaan afkeyga ka doonaya, balse waan fahansanahay.
waa suaallee yaa qofkan aan hadal hayyo yaa u xil saaray dadka aftiriskood?
Reer Shire baan ahay buu la fadhiyaa meesha, bal maxaa iga galay shire iyo wixii dhalay? Shirahan aad afheyso oo ku aftirsaneyso muxuu beesha MR kusoo kordhiyay waa adiga ii sheegayee sidii inaa kuu aqaanee?
waxba magacaaga meeshan ka sheegi maayo balse intii taqaan way taqaan qofkaan ka hadlayo.
^^ zingii if Ur Rer Koshin then why dont U know Rer Shire? i'm not Rer Koshin and I know Rer Shire especially Rer Ali Shire like Shermake Ali Shire (AUN)
Bare Hirale's Rer Shire and AUN Ali Shire
this Ali Shire with Bare Hirale
Re: SNOOP come in.
Posted: Fri Mar 27, 2009 2:30 am
by sadeboi
@ cool-ciyaal...
the guy knows reer-shiire ee hadalkiisa waa yasid...he is saying "xoogsade aya dahay reer-shire baan ahay as if reer-shire are something"
Reer Shire baan ahay buu la fadhiyaa meesha, bal maxaa iga galay shire iyo wixii dhalay?
Shirahan aad afheyso oo ku aftirsaneyso muxuu beesha MR kusoo kordhiyay waa adiga ii sheegayee sidii inaa kuu aqaanee?
Re: SNOOP come in.
Posted: Fri Mar 27, 2009 2:37 am
by CoolPoisons
sadeboi wrote: @ cool-ciyaal...
the guy knows reer-shiire ee hadalkiisa waa yasid...he is saying "xoogsade aya dahay reer-shire baan ahay as if reer-shire are something"
Reer Shire baan ahay buu la fadhiyaa meesha, bal maxaa iga galay shire iyo wixii dhalay?
Shirahan aad afheyso oo ku aftirsaneyso muxuu beesha MR kusoo kordhiyay waa adiga ii sheegayee sidii inaa kuu aqaanee?
^^ that shiid doesnt make sense and i dont think its yasid cause i dont think zingii knows much about Marehan. but i never knew other Rer Koshins hated Rer Shire Gardhere. shiid, Marehan's truly focked up. i use to hear some Rer Koshins hated Rer Siyad Bare.
Rer Nure Gubey are the leaders of Rer Siyad Husein but i dont hate them, im proud of them
Re: SNOOP come in.
Posted: Fri Mar 27, 2009 2:51 am
by BaasAbuur
I don't think it was yasid either. You can usually tell how people phrase their words.
Re: SNOOP come in.
Posted: Fri Mar 27, 2009 2:59 am
by zingii
Sade sxb am not YASIN any body is just that i dont know much about qabiil as most of those who grew up abroad. My abtiris is enough 4 me sxb. wixii dheeraad ah aan bartana waa ALxamdullilaah. Marka sxb gaaska iyo baasiinka aad i daba wado iga daa.
Re: SNOOP come in.
Posted: Fri Mar 27, 2009 3:05 am
by BaasAbuur
Marka sxb gaaska iyo baasiinka aad i daba wado iga daa.
Your somali is really good for someone qurbo ku kore saaxib. Good job!
Re: SNOOP come in.
Posted: Fri Mar 27, 2009 3:07 am
by zingii
BaasAbuur wrote:
Marka sxb gaaska iyo baasiinka aad i daba wado iga daa.
Your somali is really good for someone qurbo ku kore saaxib. Good job!
thx, i read too much somali news, maybe thats what improved my vocab.
Dad baa xumaan afkeyga ka doonaya, balse waan fahansanahay.
He indicated.
Reer Shire baan ahay buu la fadhiyaa meesha, bal maxaa iga galay shire iyo wixii dhalay?
Shirahan aad afheyso oo ku aftirsaneyso muxuu beesha MR kusoo kordhiyay waa adiga ii sheegayee sidii inaa kuu aqaanee?
He stated it.
Hadalkaas waa yasid hadu yahay reer-koshin.
Listen...nin reer-siyaad baan ahay..cid reer-siyaad ah oo caan ah miyaan dihi kara..yee yahin...maxeesa ku so kordhiyeen MX? Reer-shirena Marexaan oo dhan ba yaqiin hada.
Tan kale...
If he is reer-koshin..he would know reer-shire guleed...ninkaan igama yarro...
Re: SNOOP come in.
Posted: Fri Mar 27, 2009 3:39 am
by mahdi01
Sade,
For real I have brothers who are early twenties oo mareexaan iyo calidheere aan waxba saas ah ka aqoon, some kids here in north America waa nooc kale I have cousins who are late twenties oo iyagana aan aqoon waxey calidheere ka yihiin.
We are lucky hooyooyinkeen ayaa mareexaan ah hadii kale sida dadka qaar ayaan indhaha ka mirig mirig siin laheyn.
Dad baa xumaan afkeyga ka doonaya, balse waan fahansanahay.
He indicated.
Reer Shire baan ahay buu la fadhiyaa meesha, bal maxaa iga galay shire iyo wixii dhalay?
Shirahan aad afheyso oo ku aftirsaneyso muxuu beesha MR kusoo kordhiyay waa adiga ii sheegayee sidii inaa kuu aqaanee?
He stated it.
Hadalkaas waa yasid hadu yahay reer-koshin.
Listen...nin reer-siyaad baan ahay..cid reer-siyaad ah oo caan ah miyaan dihi kara..yee yahin...maxeesa ku so kordhiyeen MX? Reer-shirena Marexaan oo dhan ba yaqiin hada.
Tan kale...
If he is reer-koshin..he would know reer-shire guleed...ninkaan igama yarro...
Horta adigu rag wada hadlaya yaa u kala hadal ku yiri? innaga ayey dood na dhexmartay innagaana xal ka gaareena, marka sxb dabadhilifnimada daa.
siyaadoow maxaa dhibka MR's ka shaqeysay, yaan adiga aheyn oo MR's dhib u soo jiitay. waan ku fahansanahay sxb, kulana yaabi maayo saa dhiigaada ayey ku jirtaaye.
Gaas iyo Taraq MR's la dhextaagnoo.
Re: SNOOP come in.
Posted: Fri Mar 27, 2009 4:04 am
by sadeboi
mahdi iyo ragga kalow..marka ninkaan ba aha wiil yar oo America ku korey oo aan wax kala aqoon miyaa? dadka kala ogaada dadow...yasid bu ka wadey hadalkiisa danbane wey sii cadeysey in uuna cunig aheyn.
Re: SNOOP come in.
Posted: Fri Mar 27, 2009 4:11 am
by Voltage
BaasAbuur wrote:
Marka sxb gaaska iyo baasiinka aad i daba wado iga daa.
Your somali is really good for someone qurbo ku kore saaxib. Good job!
How do you know? I don't remember reading about him saying meesuu ku koray?
Sadeboi, I agree. He's no "cunug".
Re: SNOOP come in.
Posted: Fri Mar 27, 2009 4:14 am
by zingii
sadeboi wrote:mahdi iyo ragga kalow..marka ninkaan ba aha wiil yar oo America ku korey oo aan wax kala aqoon miyaa? dadka kala ogaada dadow...yasid bu ka wadey hadalkiisa danbane wey sii cadeysey in uuna cunig aheyn.
Waryaa, am not qabiiliste like you, Nin qabiil ku orda hadaad aragto waa mid looser ah oo is difaaci karin, cilmina lahayn, hormarna gaarin, balse ku gabanaya magaca qabiilkiisa.
Re: SNOOP come in.
Posted: Fri Mar 27, 2009 4:16 am
by sadeboi
marka sxb dabadhilifnimada daa.
siyaadoow maxaa dhibka MR's ka shaqeysay, yaan adiga aheyn oo MR's dhib u soo jiitay. waan ku fahansanahay sxb, kulana yaabi maayo saa dhiigaada ayey ku jirtaaye.