Page 3 of 3

Re: Funny shiid at my work. New somali girl

Posted: Thu Sep 10, 2009 10:14 am
by ciyaal_warta
Abdi_westldn wrote:
michael_ital wrote:
Abdi_westldn wrote:

Ciyaal Warta I'm playing your aaf somali waa iiska exotic mucho differento to mine...but then again Im a Ogaden who speaks like a Isaaq. :lol:

awoowgaa la gub :lol: agaa ayaa ka dooratay baw jaw iyo naw...rafaad camal waaye abaa ...duqa wali ma aragtay ogaden wardhiigley kusoo koray ani aa ka somali fiican walaah :lol:

Re: Funny shiid at my work. New somali girl

Posted: Thu Sep 10, 2009 10:16 am
by CoolPoisons
waryaa ciyaal warta, ninyaho ka waran xaalada hiiraan. Dad badan baa iisha ku haya xalade ku dambeyn doonta

bal inoo fasir wararka ugu dambeeya

Re: Funny shiid at my work. New somali girl

Posted: Thu Sep 10, 2009 10:18 am
by Xamari_76
H for Hawiye
:lol: :lol:

Re: Funny shiid at my work. New somali girl

Posted: Thu Sep 10, 2009 10:22 am
by Abdi_westldn
ciyaal_warta wrote:
Abdi_westldn wrote:
Abdi_westldn wrote:

Ciyaal Warta I'm playing your aaf somali waa iiska exotic mucho differento to mine...but then again Im a Ogaden who speaks like a Isaaq. :lol:

awoowgaa la gub :lol: agaa ayaa ka dooratay baw jaw iyo naw...rafaad camal waaye abaa ...duqa wali ma aragtay ogaden wardhiigley kusoo koray ani aa ka somali fiican walaah :lol:[/quote]

loool@baw jaw iiyo naw, na only Ogadeen i've ever seen who lived in xamar was an uncle of mine but people always laugh at him when he talks. :lol:

Re: Funny shiid at my work. New somali girl

Posted: Thu Sep 10, 2009 10:27 am
by ciyaal_warta
CoolPoisons wrote:waryaa ciyaal warta, ninyaho ka waran xaalada hiiraan. Dad badan baa iisha ku haya xalade ku dambeyn doonta

bal inoo fasir wararka ugu dambeeya

sxb xaalada hiiraan waa cakirantahay alshaba awoodooda ey soo saareen meesha laakinse mardhow waa ka cararayaan..idinka maxaad gedo ugu soo dhufanweyseen sxb meesha hadii raga gobol walbo looga bilaabo awoodadaada ayaa daciifi laheed ...laakin markey hiiraan ka dhaceyso gobolada kale wa daganyihiin markey gedo ka dhaceyso hiiraan waa dagantahay...alkilaab halmar in lagu wado dhaqaaqo eey u baahanyihiin sxb...hiiraan marka awooda alshabab oo meelaha kale laga daciifin way adkaaneysaa sida loo kala eryo ayaga mar walbo oo la buriyo wa soo laabtaan sxb :down:

Re: Funny shiid at my work. New somali girl

Posted: Thu Sep 10, 2009 11:09 am

ninyaho Gedo ila Jubada Hose way naga haystan. Galgadud kali ayaa xor ah

laakin mar dhow ayee ciidanka u dhaqaaqayan Gedo ila Juboyinka

laakin problemka jira waxa waaye, kooxdan Shabab gurmad u diris ayee ku fiicanyihin. Hadii idinka xabada ku bilowdan Hiiran, anaga dharbaaxo ku dhufno Gedo ila Jubooyinka, awodooda wiiqaya oo meesha gurmad ka dirin jirayna baa lagu kala yaaci

Re: Funny shiid at my work. New somali girl

Posted: Thu Sep 10, 2009 11:28 am
by The_Emperior5
CoolPoisons wrote:She started yesterday as administrator. A client rang up she dealt with im then he asked for her name. She said Hawo. He said how do U spell it?

Then she said, H for Hawiye, A for alpha, W for war, O for OK

the client, confused, asked what she meant by Hawiye. She said its a tribe thinking that every human being knew what Hawiye was. He said, honey, I dont know what Halawiye is now do U H for Hotel? she said yes.

I was like :shock: then made a what the f expression

I went to her said gacaliso, what made U say that? she said she was nervous and then asked me if I was Hawiye. I said, maya abaaye, Im Somali. isnt that enough?

She felt akward and for the rest of the day didnt speak to me

In other words there is a new hawiye chick at my work ana waan la sheekeystey :lol:

Re: Funny shiid at my work. New somali girl

Posted: Thu Sep 10, 2009 11:29 am
by ciyaal_warta
Abdi_westldn wrote:
ciyaal_warta wrote:
awoowgaa la gub :lol: agaa ayaa ka dooratay baw jaw iyo naw...rafaad camal waaye abaa ...duqa wali ma aragtay ogaden wardhiigley kusoo koray ani aa ka somali fiican walaah :lol:
loool@baw jaw iiyo naw, na only Ogadeen i've ever seen who lived in xamar was an uncle of mine but people always laugh at him when he talks. :lol:

looooooooool waraa adiga marka reer xamarka dhan aa ku qososhaa miyaa...anagaba qaldaamiinta dhan waan ku qosolnaa sxb...when i try to imagine qaldan the only thing in ma mind is: nin macawiis iyo koowo iyo iskaalsho wato..oo bud weyn gacanta ku sitaa..ambarfaayaro waaweyn neh ku xiranyihiin nooh :lol: :lol:

coolpoison

sxb raga waxay dadka kaga badiyaan waa gurmadka hiiraan markay ka dhacdo koonfur oo dhan ee gurmad kasoo diraan...laakin hadii meelwalbo looga dhufto gurmad ma diri karaan oo dagaal jiho badan lagu dhufto..laakin dhibta jirto shiikh dalxiiis waa hurdaa nooh ..dowladaan waxba kama soo socdaan in leesku tashado oo raga leeska dhiciyo waaye ..hadii kale mardhow gedo iyo hiiraan oo dadka ilkaha biinso looga siibaayo aa la arkaa walaah