All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by MrPrestige »

Again - Hy Bari oo tageraysa - Meetingkan.


Suldaanka Guud ee Habaryoonis Bari iyo Boqor Axmed oo soo dhaweeyay Shirka Burco



Ceerigaabo,(Qarannews)-Waxa si rasmi ah ugu dhawaaqay isla markaasina taageeray shirka beelaha Habaryoonis isugu iman doonaan magaalada Burco 20/1/2010, wakiilka suldaanka guud ee habaryoonis bari Suldaan Siciid Cali Ducaale iyo Boqor Axmed Cali Ducaale ayaa si wada jir ah ugaga dhawaaqay magaalada Ceerigaabo in ay taagersanyihiin isla markaasina ay u diyaar garoobayaan ka qayb galka shirkaasi lagu soo dhawaynaayo beesha Kuul Care oo ay in mudo ah kala maqnaayeen beelaha kale ee Habaryoonis.
Waxa ay si gaar ah carabka ugu dhufteen oo ay isu garab taageen shir'jaraaidkii uu shalay magaalada London ka soo saaray suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray oo ka mid ah salaadiinta Habaryoonis galbeed, taasi oo ay xuseen in ay si buuxda u soo dhawaynayaan dhamaan qodobadii uu suldaanku xusay isla markaasina ay tageersanyihiin.

Dhanka kalena Col. Siciid Ducaale Xirsi oo ah afhayeenka Boqor Axmed Cali Ducaale oo u waramay shabkada qarannews, ayaa sheegay in ay si buuxda u taageereen arinta Kuul Care oo ay si fiican ugu qaabileen xubno badan oo ka soo jeeda Kuul Care magaalada Ceerigaabo isla markaasina ay u fureen xafiisyo iyo waxii ay u baahnaayeen, waxa aanu sheegay in ay shirka Burco isu soo raaci doonaan xubnahaasi iyaga oo ay shirka si wada jir ah uga soo qayb gali doonaan.

Afhayeen Col. Feedho waxa uu si buuxda u taageeray isaga oo ku hadlaaya afka Boqorka shirka Burco oo uu sheegay in ay hada guda galayaan u diyaar garowgiisii, isla markaasina ay yihiin qodobada lagaga wada hadli doono shirkaasi kuwo cad oo ay soo dhawayn doonaan dhamaan hogaamiy dhaqameedyada Habaryoonis iyada oo uu xusay in ay iyagu si buuxda u garab taaganyihiin., Suldaan Xiirayna ay mar kale ku amaanyaan talaabada geesinimada leh ee isugu yeedhay beelaha Habaryooni.


Qarannews
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by yunis09 »

lol..the lions got their kuul back :mrgreen:
walahi kuul carre must be something to bring all of hy together in one spot :up:
duca what about makaahiil carre :?:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by MrPrestige »

yunis09 wrote:lol..the lions got their kuul back :mrgreen:
walahi kuul carre must be something to bring all of hy together in one spot :up:
duca what about makaahiil carre :?:


this kids dont know the legendary kuul carres :mrgreen:, soo ma oogiid Cismaiciil , Muse iyo Kuul are all same Mothers?.


sxb i think makahiil carre are also in the south alongside the rahanweyn , they need to be bought back just like Damal Muse who were wondering around Mudug. :up:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by MrPrestige »

Yunis horta waali ma soo heeshay the Muse Turwaa lineage?
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by MrPrestige »

Suldaan Aadan Yuusuf Nuur(SuulCayn) oo Taageeray Baaqii ShIrka Burco



Written by Qarannews
Nov 10, 2009 at 05:07 PM


Burco(Qarannews)Suldaan Aadan Yuusuf Nuur (Suulcayn) oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Togdheer,ayaa soo dhaweeyay Baaqii ka soo Suldaan yuusuf Xiirey,ee ahaa Qabashada



Shirweyne ay isugu timaado Beelaha Habaryoonis,kaasoo lagu qaban doono Magaalada Burco,ee Xarunta Togdheer.

Suldaan Aadan Suulcayn ayaa Isagoo u waramaya Warbaahinta waxa uu yidhi"Anigoo ah Suldaanka Burco waxaan gacmo furan ku soo dhaweynaynaa Baaqa Suldaan

Xiirey ee Qabshada Shirweyne Beeshu Yeelato,waxaanu intaa raaciyay in shirkaasi yahay mid Beeshu u baahan tahay oo muhiima,Sidaas darteed ayuu yidhi Diyaar baanu u nahay Shirkaa,kaalintayada waanu ka qaadanaynaa,Hadii eebbe Idmo."Ayuu Yidhi Suldaan Aadan.



Togdheernews
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by salafi_student »

Young lad Duceeysane wrote:Ururka horumarinta gobolka Oodweyne oo baaq usoo jeediyey dhamaan qurba jooga
Correction; Oodweyne is not a gobol , is a dusty village in north of Somali.


Ok walaal see you.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by MrPrestige »

^^^ lol talk about obssession iyo Attention seeking.


Salafi Student you officially won the attention seeking award of the year.


Image
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: All HY Sub clans across Sland/Hawd to meet in Burco

Post by MrPrestige »

HAMBALYO SULDAAN XIIRAY
BY: C.risaaq Muuse C.Laahi (Taarwale
11/11/09

Anigoo kuhadlaya magacayga iyo kabeesha HABARYOONIS ee Norwey, waxaan suldaanka ku garab taagannahay kudhawaaqista shirweynaha beesha HABARYOONIS ee BURCO. Shirkaas oo beesha KUUL CARRE mar labaad kula midoobi doonto beel weyntooda HABAR YOONIS oo ay ismooganaayeen qarniyo.

Xogdoonis, baadidoon, wada tashiyo iyo qabanqaabooyin muddo dheer soo socday kaddib, waxa si sharaf leh usoo gabagabeeyay suldaan Xiiray. Waxaan caddaynaynaa inaan qaddiyaddaa, maal, waqti, hiil iyo hoo, af iyo addinba lagarab- taagannahay, waayo waa xaq, waana cibaado.

Waxaan uga digaynaa dadka maangaabyada ah, buka, cuqdaddu kabbuuxdo, xumaanta isla neceb qofka kalena lajecel ee baqdinta aanaan fahmi karini dilootay in aanay qaddiyaddan kahadlin.

Sababta aan sidaa ulleeyahay waa arrin soo dhaaftay waqtigii dadka noocaasi kahadli lahaayeen.
Waxaan arkaa dad durba indho la'aan isugu tuuraya qaddiyaddan oo webebka aflagaaddo ku faygaraya.
Waxa layidhi markaad xog hesho ayaa talo la helaa. Sida lagu yaqaanno dadka caammada ahina waa dhawaaqooda ama faygarkooda ayaa kahorreeya xogta mawduuca.

Gebagabo waxay iaga tahay: Inyar haddaan idiin cudur-daaro idinna tilmaamo, ninka raba xog kusaabsan beesha KUUL CARRE ee HABARYOONIS ha akhriyo buugga la yidhaahdo SINJIDUUG.

ILAAHAY WANAAGGA HAYNA TUSO


C.risaaq Muuse C.Laahi (Taarwale)

dhuungal@hotmail.com
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”