Page 3 of 6

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 10:57 am
by snoop12
last time i was in love was with a pillow 5-6 years ago :D

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 10:57 am
by The_Emperior5
war hyper sxb maxaag igu maagaysa?

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:04 am
by Foxy22
hyperactive wrote:
yasmin wrote:
hyperactive wrote:walle ad ban uga yaba naaga qarkood. sido gawarida isga illaliya baban la yaba.
bal kanina mahey ko fali. naagahu qarkood qeema darana.

War ninku waa seeydikaa ee ka xishood :up: naag ogadeen ah ayu qabaa :lol: :lol:
war taas doesnt make differences. wa iska loosered, looser qabiil ma leh.
wa adowo nafsah.lol

aniga bari faarah la aflagadeynayo ban kla se affafan.lol
hyperactive wrote:hadee eedo bari bey somali men aflagadeynayan markey ayagu looser rada log tooda ko ddontan.
:lol: :lol: :lol: :lol:

eedo my poor Eddy waxba uma dhaafine... maqaarkiisa yaaray aa kasiibtay :oops: :oops:

Waxii Eddy maanta ku dhacsati fa'caa ka qarso waaye :lol: :lol:

Eddy, hyper maxaa ka haleeysay?

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:06 am
by The_Emperior5
Obviously hyper does not like me lol

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:08 am
by Foxy22
What's the reason? Waxlee haleeysay :lol: :lol:

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:09 am
by CoolPoisons
Horta Foxy, tuma tahay. Waxaan filaya inaad hawiye tahay

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:10 am
by The_Emperior5
Foxy22 wrote:What's the reason? Waxlee haleeysay :lol: :lol:

bal adba :mrgreen:

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:12 am
by yasmin
hyperactive wrote:
yasmin wrote:
hyperactive wrote:walle ad ban uga yaba naaga qarkood. sido gawarida isga illaliya baban la yaba.
bal kanina mahey ko fali. naagahu qarkood qeema darana.

War ninku waa seeydikaa ee ka xishood :up: naag ogadeen ah ayu qabaa :lol: :lol:
war taas doesnt make differences. wa iska loosered, looser qabiil ma leh.
wa adowo nafsah.lol

aniga bari faarah la aflagadeynayo ban kla se affafan.lol
Waryaa hyper ceeb somalinet eeg siday ka dhigtay dad anad aqoon uu lahayn ayaad cayday marka somalinet iska daa

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:13 am
by ms.naliaa
The_Emperior5 wrote:Is it normal to think about that person every few minutes?
Its very normal Emp. :P

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:15 am
by Foxy22
CoolPoisons wrote:Horta Foxy, tuma tahay. Waxaan filaya inaad hawiye tahay
Nacal iyo badoowgaa tahay was! Easy with the insults!!! Waryaa maxaa kaa haleeyay?

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:16 am
by The_Emperior5
Foxy22 wrote:
CoolPoisons wrote:Horta Foxy, tuma tahay. Waxaan filaya inaad hawiye tahay
Nacal iyo badoowgaa tahay was! Easy with the insults!!! Waryaa maxaa kaa haleeyay?

:lol: :lol: :lol:

foxy qofkasta loma jawaabo

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:16 am
by Foxy22
The_Emperior5 wrote:
Foxy22 wrote:What's the reason? Waxlee haleeysay :lol: :lol:

bal adba :mrgreen:
maxaa waaye adba?

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:17 am
by CoolPoisons
Foxy22 wrote:
CoolPoisons wrote:Horta Foxy, tuma tahay. Waxaan filaya inaad hawiye tahay
Nacal iyo badoowgaa tahay was! Easy with the insults!!! Waryaa maxaa kaa haleeyay?
^^ oo kaalay, gormeey Hawiye insult noqotay. War anagaa yaab aragnay. tani cay badana. na maad is dajisid

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:22 am
by AbdiWahab252
Emperior,

Its quite normal. I am in love with two women

Re: Marku qof jacayl hayo

Posted: Fri Jan 08, 2010 11:23 am
by Foxy22
Eddy,

He irritates me to the max... maanta uu keenay Hawiye intuu igu caayo.
CoolPoisons wrote:
Foxy22 wrote:
CoolPoisons wrote:Horta Foxy, tuma tahay. Waxaan filaya inaad hawiye tahay
Nacal iyo badoowgaa tahay was! Easy with the insults!!! Waryaa maxaa kaa haleeyay?
^^ oo kaalay, gormeey Hawiye insult noqotay. War anagaa yaab aragnay. tani cay badana. na maad is dajisid
Where I come from it is an insult. You just called me Dhiig miirato ... you evil evil little person