Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Post by SahanGalbeed »

Maye waa runta ,laakin aniga waxa ii dabeecad ah in judha hore la iska dafiro wax alle iyo eedii lagu soo sheegto .Baasasku waa kuma ? Emperior baad sheegaysa? Wagareey :lol: Arrintaa gabadha Ogadeen e Ethiopia loo maasafuriyay waxaynu ka qaban karno maanta ma jirto ,laakin doorashooyinku markay inoo soo galan baynu dowlada ina Riyaale la dhacayna insha Allah :lol:
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33838
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Post by FAH1223 »

Somali Politics is useless and it never changes. Sure the groups change, sure the ideologies change, but the end result is still there and that is a stateless society. A dirt poor country void of resources or any sort of production or progress.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Post by Murax »

FAH1223 wrote:Somali Politics is useless and it never changes. Sure the groups change, sure the ideologies change, but the end result is still there and that is a stateless society. A dirt poor country void of resources or any sort of production or progress.

Word.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Post by Faranacab »

Iga wallee sahan :lol: markii la dhahay Biro magaydo ayaa la qabtay dee waxaan dhahay nin gob ah ayaan meesha joogin. Siilaanyo noogu dhiiba isagaa kan xun dhaama. Emperior meesha ka tuura. Waad ila fahantay yaah! :lol:
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Post by hanqadh »

Farancab taageeradeena aan hoos u dhigno markay idoorku maqlaan inaan Siilanyo rabno armay Amxaarka Riyaale oogu wada ridaan. :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Post by ToughGong »

hanqadh wrote:Farancab taageeradeena aan hoos u dhigno markay idoorku maqlaan inaan Siilanyo rabno armay Amxaarka Riyaale oogu wada ridaan. :lol:
:lol: :lol: :lol:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Post by Faranacab »

Hanqadh salaan sare uwaas ,

sahan ayaa laga hayaa inuu dhahay cagdheer talo kama qaato :lol: wuxuuu garan inaanu dhihi war Somalida xorta la shaqaysta( oo Atoobiya anagaa idinka naqaanee dhaafa quranka.)

Maanta oo kale hoos looma dhigo. Beri ayey soo dhiibayaan curyaanka :lol: :sland: Riyaale. :down:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Post by AbdiWahab252 »

Someone finally popped his meds :up:
User avatar
GacanSareeye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1410
Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
Location: Minnogadishu

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Post by GacanSareeye »

Twisted_Logic wrote:
The_Emperior5 wrote:sahan galbeed reminds me of Umar carte qalib oo kalle saying Ala abtiyashay markay sii ordayaan , orod xuma :lol:
:lol: :lol: :lol:

In Hawiyedom we used to say SSDF stands for Soo Soco See Soco Dumarka Uu Faan :lol:
:lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”