Page 3 of 3

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Posted: Fri Apr 02, 2010 11:56 am
by HELWAA
Northwind wrote:Berigii Waqooyi iyo Koonfuri midoobeen, ayaa oday reer waqooyiya isagoo jooga Muqdisho,
wuxuu deganaa guri kira ah ama ijaar, waxayna ku wada jireen guriga reerka guriga leh, oo Reer Xamara markaasaa waxaa dhacday, maalin makhriba
in laydhkii tagay, markaas uu guriga soo galaayayna waxaa kadinka kusii dhaaftay jaariyaddii guriga, markuu gurigii hore usoo galay ayay ciyaalkii ku yidhaahdeen, ''Adeer hore usoo soco goor dhawayd bay korontadii tagtee'' kolkaas buu isna mooday inay jaariyaddii guriga sheegayaan markaasuu yidhi '' Alla haa adeer waanagii kadinka isku waydaaranay''! al markaasay ciyaalkii qosol ka wadhayaan .....dhag.....dhag.....dhag....
Korontada Waqooyi waxaa looga yaqaan laydhkii, halka koonfurna looga yaqaano koronto, odayguna korontada jaariyadda ayuu moodaayay, oo af xamarka wax badan kamuu aqoon.

Maxaa koronto iyo jaariyad isku keenay.. :?

ps- this was not funny :roll: :roll:

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Posted: Fri Apr 02, 2010 12:04 pm
by GacanSareeye
helwaa :lol: :lol:

i think this is a joke that has potential but was delivered prematurely :lol:

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Posted: Fri Apr 02, 2010 12:33 pm
by Foxy22
Nah mate that shit has no potential what so ever

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Posted: Fri Apr 02, 2010 12:49 pm
by Du$ty
Halimos Theses Days :down:

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Posted: Fri Apr 02, 2010 12:50 pm
by kambuli
Helwaa,

Afka jug ma isku siinaa means ma faqnaa :up:

Weligaa ha dhayalsan wadaaddada iyagaa ugu khatarsan....Indha ay ku saaraan xaalkoodu waa shukaansi...Dabcan waa guur doon :up:

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Posted: Fri Apr 02, 2010 1:00 pm
by GacanSareeye
Kambuli,

how do you tell the difference between af xamari and af abgaal, like the guys who say 'habar walba xaarke ey dhashow ee xaayow dhahee'

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Posted: Fri Apr 02, 2010 1:00 pm
by Dhaga Bacayl
Helwe,

All he was saying was …Let me holla at ya’ after school showdy! 8-)