Page 3 of 3

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Posted: Sat May 08, 2010 1:03 pm
by hargaysaay
dhaga weyne ma kii bada galay isaga iyo ciidankiisuba ee nabad doonadii la yidhi aar habar yoonisay raga waad ka adkaataeene isaga tagaa :D :D losers miidhan baa wax weyn kula ah

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Posted: Sat May 08, 2010 1:08 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:dhaga weyne ma kii bada galay isaga iyo ciidankiisuba ee nabad doonadii la yidhi aar habar yoonisay raga waad ka adkaataeene isaga tagaa :D :D losers miidhan baa wax weyn kula ah
its not about dagaalki sookeeyee its all about Kii dalkisa maanta jooga Dhagaweyne maanta hargeisa ayuu jooga sharaf iyo gobonimo, He runs Urur siyasiga udhis now and days

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Posted: Sat May 08, 2010 1:13 pm
by hargaysaay
emperor all in all sxb you are good guy is daji waxba yaanay caadifadu ku qaadin waxanii waa siyaasad xiligeeda beri baynu gaadhi doonaa markaa hadaad dhagaweyne iyo ina biixi taagerto, ana aan jaamac maxamed qalib taagero micno ma leh qof walba wuxuu rabo isagaa aaminsan

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Posted: Sat May 08, 2010 1:28 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:emperor all in all sxb you are good guy is daji waxba yaanay caadifadu ku qaadin waxanii waa siyaasad xiligeeda beri baynu gaadhi doonaa markaa hadaad dhagaweyne iyo ina biixi taagerto, ana aan jaamac maxamed qalib taagero micno ma leh qof walba wuxuu rabo isagaa aaminsan

sxb i dont care about dhagoweyne wether i support him or not ama ina bixi i support silanyo isna ma habarawal ba i support dr gaboose isna ma habarawal ba anigu waxan tageeri kara ragga ciidagalle eeh sharafta leh siida faisal cali xussein ucid chairman Anigu kuwa walanweynta iyo somaliland neceb baan ka hadlaya adna qabil baad ku so dhaweysaneysa aniga ku leh ina omaarka aanu isku sacadmuse nahay wa caade qaatte xun oo isirkisa badalay sidasa la laga rabba maha inad qabil ku so dhaweysatiid caado qaate

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Posted: Sat May 08, 2010 1:40 pm
by original dervish
RIYALE FOR ANOTHER 2 TERMS :up: :som:

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Posted: Sat May 08, 2010 2:22 pm
by KingWaslawi
Support democratic - Support Kulmiye

Image

Image

Image

Image