Dr gaboose arrives in laascanood for the kulmiye campaign

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dr gaboose arrives in laascanood for the kulmiye campaign

Post by kaliil »

Dhaga Bacayl wrote:
kaliil wrote:. Silaanyo waa jaahil xiitaa dugsi hoosena soo dhigan, ...

Waa markaynu bada ku wada guri jirnay cid kasto oqiimo leh calaashaan kani habeen iga xiga.

The last time I check Siilaanyo was economist and very good one too. Only few of those have exist existed in our country. Ibarahim Maygaag is onather one.

No one is denying Dr. Gaboose educational background. We’re talking about his political skills and motives.
sababtaad Gaboose ku haysato ii sheeg? muxuu xisbiga ka qaribay?
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Dr gaboose arrives in laascanood for the kulmiye campaign

Post by Dhaga Bacayl »

kaliil wrote:

What xisbi? Kulmiye? I could care less about that. I was just saying what did these guys have in common.

Waar I'm talking everything about him in general is wicked and twisted. Listen to him speak and analyst his words. You will find your answers there.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dr gaboose arrives in laascanood for the kulmiye campaign

Post by kaliil »

Dhagabacayl waan ku fahmay sxb. Waxaan moodayay inaad tahay ciyaal kulmiye.Gaboose waa nin madba` leh oo kolba wuxuu rumaysanyahay ee la saxsan ayuu raacaa. Nin laaluush iyo waxyabo kale qaata maaha. Liqaaye waan fahmayaa wuxuu Gaboose u necebyahay oo wuxuu isleeyahay Gaboose hadhow ayuu isusoo sharraxi inuu gudoomiye ka noqdo kulmiye.Habar Jeclo waxa laga dhaadhiciyey kulmiye HJ ayaa leh oo haddii xisbiga cid HJ ahayni madax ka noqotana HJ xisbiga waa laga qaadayaa oo taas ayuu kasii warwarayaa :D
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Dr gaboose arrives in laascanood for the kulmiye campaign

Post by Dhaga Bacayl »

Kaliil,

Ninka gaboose waa laga qaliyay saaxiib.
Check the artcile below posted in Odweynenews.com

Ma khajile gaboose maxaa ka soo yeedhay

ali kaariye

13/05/10

Dhamaan akhristayaasha sharafta leh waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka acww.intaas kab akhristaw waxaynu si buuxda ula soconaa dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee ka dhacay magaalooyinka burco,oodweyne iyo ceerigaabo taas oo dadweynihii kala horyimaadeen xisbiga kulimiye diidmo xoogan oo sababtay ilaa dhimasho.

hadaba waxaa is weydiin mudan waa maxay sababtu,waxaynu ka war haynaa in kulmiye ku guulaystay doorashadii madaxtooyada ee hore gobolada bariga ,mana aha markii ugu horaysay ee wafti ka socda xisbigu tegay.hadaba akhristaw ma istidhi gaboose waa masiibo ku soo korodhay xisbiga,soomaalidu waxay tidhaahtaa tiisaba daryeelaa tu kale kudara,gaboose awooda uu kula heshiiyay siilaanyo ee aan ku soo saaree xisbi ii fur muu la soo baxo odhaah soomaaliyeed baa tidhaahda ninkaad kabo ka tolanaysid kabihiisaa la eegaa ee miyaanu kadarayn kan uyeedhay.
akhristaw hadaba gaboose oo la filay inuu dhuunto oo wejigiisa dadka ka qariyo si uu uga badbaadi lahaa maxkamad ama dhagax lagu dilo ayuu fool xumadiisa ku tiraabay guulo,waase reer mudug oo ma khajilo waayo maahmaah reer mudug ah ayaa tidhaahda indho adayg waa sahay tii baanu wadaa,gaboose waa ninkii uu sheegay dhugad ee uu lahaa waa dibi baadi ah waayo dhaqanka dadkana mayaqaano diina maleh.

akhristaw waxaan maanta ku soo oodayaa tusaale ficiin inoogu filan gaboose iyo ficiladiisuye yayse wax yeeli.

wa bilaahi tawfiiq

ali kaariye uk
alihasa05@hotmail.com
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dr gaboose arrives in laascanood for the kulmiye campaign

Post by LiQaaye_TDH »

Dhaga Bacayl wrote:
kaliil wrote:. Silaanyo waa jaahil xiitaa dugsi hoosena soo dhigan, ...

Waa markaynu bada ku wada guri jirnay cid kasto oqiimo leh calaashaan kani habeen iga xiga.

The last time I check Siilaanyo was economist and very good one too. Only few of those have exist existed in our country. Ibarahim Maygaag is onather one.

No one is denying Dr. Gaboose educational background. We’re talking about his political skills and motives.
:lol: :lol: :lol: Dhego and your even worse to even read this fools comments, The little reer Miyi Girls from Duruqsi knows how educated Silaanyo is.... Kan Kaliil isago Adhi raacaya aya la soo kaxeeyay, markaasad doonaysa inaad wax ka qortid Cajiib :o
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Dr gaboose arrives in laascanood for the kulmiye campaign

Post by Dhaga Bacayl »

LiQaaye_TDH wrote:
Dhaga Bacayl wrote:
kaliil wrote:. Silaanyo waa jaahil xiitaa dugsi hoosena soo dhigan, ...

Waa markaynu bada ku wada guri jirnay cid kasto oqiimo leh calaashaan kani habeen iga xiga.

The last time I check Siilaanyo was economist and very good one too. Only few of those have exist existed in our country. Ibarahim Maygaag is onather one.

No one is denying Dr. Gaboose educational background. We’re talking about his political skills and motives.
:lol: :lol: :lol: Dhego and your even worse to even read this fools comments, The little reer Miyi Girls from Duruqsi knows how educated Silaanyo is.... Kan Kaliil isago Adhi raacaya aya la soo kaxeeyay, markaasad doonaysa inaad wax ka qortid Cajiib :o

Waxba kamaan qorayne waan saxaaayay.
He’s thirsty for knowledge and you know I’m al about educating the public couz. He won’t make that mistake again, I hope!
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dr gaboose arrives in laascanood for the kulmiye campaign

Post by kaliil »

Dhagabacayl waan ogahay inuu odayga dayuuska ahi warqad forjeri ah wato. Warqadihii forjeriga ahaa ee Leningrad soo ma wato? kuwaasi waxay la mid yihiin shahaadada dugsiga hoose ee Afrika oo kale. Isaga xiitaa dugsi hoose ee somalia xiitaa inuu hal maalina fadhiistay lama moodo. Tacliin male, si loo hadlo ma yaqaan, maamul waxba kama yaqaan...Waa naagta Liqaaye oo iska nool oo kale
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”