Page 3 of 3
Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!
Posted: Sat Aug 21, 2010 9:27 am
by Rightwing
kaliil
pro Alshabab or pro dirta waqooyi ayaa dawladan ka buuxa. Waxaadse mooda inay dadku feejigan yihiin. Maalintuu joojay nebi amaan waa lagu kacay. Waadigii ogaa arimaha barigana qaylada ka soo yeedhay dad badan.
Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!
Posted: Sat Aug 21, 2010 9:40 am
by kaliil
Haa inaadeer, manshallah dadku aad bay u feejiganyihiin. Maalintii odayaashu SSC lasoo heshiiyeen iyo markii ninkaynu sheegaynay nebi amaanka joojiyayba dadku aad bay uga xanaaqeen. Pro dirta waqooyi ayaa dhaanta pro Alshaabaab. Alshabaab ilaahay inooma keenee waa shaydaamiin. Alshabaab diirad gaara halagu eego.
Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!
Posted: Sat Aug 21, 2010 9:49 am
by hargaysaay
Rightwing wrote:kaliil
pro Alshabab or pro dirta waqooyi ayaa dawladan ka buuxa. Waxaadse mooda inay dadku feejigan yihiin. Maalintuu joojay nebi amaan waa lagu kacay. Waadigii ogaa arimaha barigana qaylada ka soo yeedhay dad badan.
right wing adeer at the time when men like you were needed you were a guy who was over the clouds travelling across europe and you even said you were old enough to jointhe struggle despite that you did not, you were even present in burco at the night of 1988 27 may and today you are screaming faqash ha dhacdo somaliland ha noolaato
oday labaadaasi isma qabatee maad kala dayn
Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!
Posted: Sat Aug 21, 2010 10:01 am
by Rightwing
hargaysaay wrote:Rightwing wrote:kaliil
pro Alshabab or pro dirta waqooyi ayaa dawladan ka buuxa. Waxaadse mooda inay dadku feejigan yihiin. Maalintuu joojay nebi amaan waa lagu kacay. Waadigii ogaa arimaha barigana qaylada ka soo yeedhay dad badan.
right wing adeer at the time when men like you were needed you were a guy who was over the clouds travelling across europe and you even said you were old enough to jointhe struggle despite that you did not, you were even present in burco at the night of 1988 27 may and today you are screaming faqash ha dhacdo somaliland ha noolaato
oday labaadaasi isma qabatee maad kala dayn
The principle is clear, whoever, lead the nation must be pro somaliland.
Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!
Posted: Sat Aug 21, 2010 10:35 am
by Khalid Ali
Rightwing this is all fals accusation and speculations as for wasiirka diinta well he has a right to do what he thinks concerning the religous affairs of the country as long as anay somaliland ku liid ahayn and i dont see that a problem.
Rightwing silanyo was not even in office a month whats with all the mucaraad cajiib ,everhing is going smooth i have never seen u make such accusation in the 8 years of rayaale. Mise dawladan wax kallaad u cambareyneysa
Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!
Posted: Sat Aug 21, 2010 11:03 am
by Rightwing
Gacanyare
It seems you stuck with one minister (Awqaafta iyo Diinta) and you have ignored about his sons where about!!
Are saying all what I post are true lie?