Samatr wrote:emperior
gani bey igaga dhagtay I meant Cali samatar, isagoo xamar ka khudbadeynay oo leh cabdillaahi askar waxa la keenayaa xamar uu ku faanaya sida loo geli doona bey SNM'tu xabsiga ka saareen Cabdillaahi Askar isagoo sii xun loo dilay, he didn't say a word ilkahaaga laga daadiyay gani afku ka laaday lix ilko baa ka daatay mujaahidka, this is the same man who got a bravery award for fighting in 77 war with Ethiopia only to be beaten by his own government, inkaarta haysata soomaalida kale ma kale bey ka timi waa wax ay isugu wacanyihiin.
YeahCabdilahi askar told me so many times about the story jeelka laga la baxayey gaani was saying askar ma ninki anu billlada siiinay for 1977 ayaa maanta soo jabhadaneye when gaani was torturing Askar , he said talahi ya Sheikh isxaaq, ah and gaani said sheikh isxaaq cawa jeelkan haka saaro dee waati Niman reer sheikh isxaaqaka la so baxeen execution bay la rabeen ,laaakin wey la wayeen sii fiican waliba he lived a great life after seeing his Somaliland liberated , you can say he can completed his life begin this year he gave his last daughter to this man mashallah he can rest in peace may allah bless your soul Bil Ramadan bu geeriyoodey wa ahlu janno.