hamada12 wrote:dr yalaxoow runtii waxaa kuugu yar cilmiga dhanka diinta caayna igama aha ee waa waxaad soo qoreyso mida kale waxaan ku weydiiyay quraanka mufasiriin ayuu leeyahay tirada ka badan saxiixul bukhaarina waa kitaabka 2 quraanka kadib eey muslimiinta ku kalsoon yihiin xadiithka dhaciif haduu yahay keen hal qof oo inta iska warisay oo dhaciifnimo lagu tilmaami karo si loo dhaho xadiithkan waa daciif mida kale waxey mufasiriinta ka dhaheen aqriso, xadiithkana inuu quraanka fasiro allah ayaa kitaabka noogu sheegay (innaa anzalnaa ileyka dikra litubayyina linnasi ...)waa kuu cadeyneyso quraanka aayad ka tirsan oo sheegeysa sida janaabada layskaga dhaqo ii soo qor< ayad shegeysa salladaha inta rakca la tugto duhur4 casir4 subax2 quraanka aayada qoraaya ii sheeg sababtoo ah axaadiithta nabiga kumaba kalsoonide quraanka ( kullu washrabuu walla tusrifuu ayuu yiri ) midig in lagu cuna maku cadahay meesha yaana kuu sheegay in midigta lagu cunu sow xadiithka nabiga soo maha
walaal diintu waa faham mida kale masjidka kugu dhaw ee tafsiirka quraanka laga aqriyo ama sh cumar faaruuq/cabdulla cariif /war cadaaday tafsiirkooda dhageyso ee ku saabsan ayadan (azzani...) bal ka keen qof ku yiraahdo ayadan 2 dhinac ayeey ka hadleysaa
fiiri laba arrin ha isku qaldin, tan koowaad ee inaad tiraahdo quraanka ma dhameystirna ee waxaa ka maqan aayad aad ku sheegteen( alsheeybatu walsheeybata) daliilna waxaad ka dhigatey cumar bin khadaab ayaa yiri, aan kuu sheegee cumar bin khadaab hadalka uu iyiri maaha xadiis, kaliya rasuulka scw wuxuu yiraahdo ayaa xadiis ah ama ficilka rasuulka sameeyo. arrinta aan ka murmeyno ee layaabka leh waa arintaas, inaad quraanka ku darsataan aayad cusub ee aan ka mid aheeyn 6666 aayadood ee uu quraanka ka kooban yahay.
arrinta ah bukhaari, bukhaarina wuxuu noolaa 300 sano ka dib geeridii rasuuulka scw, bukhaari wuxuu aruuriyey kumayaaal kun xadiis ah, inta baddan xadiisyadii uu aruuriyeyna wuu iska tuurey waayo wuu ku kalsoonaan waayey. haddaba buuga la yiraahdo saxiixul bukhaari maaha kitaabka quraanka oo kale waayo kitaabka quraanka waa hadalka allah waxaana la aruuriyey rasuulkoo nool iyo asxaabadii la joogey rasuulka markii ay aayadaha quraanka ay soo degayeen.
laakiin saxiixul bukhaari waxaa la aruuriyey 300 rasuulka iyo khulafaaul raashiduun ay dunidan isaga tageen, sidaa darteed saxiixul bukhaari lama oran karo waa saxiix 100% qof hubtaa ma jirto, waa run xadiisyo baddan run ah fiican waa ka buxaan, laakiin waxaa ku jira xadiisyo saxiixul bukhaari iyo muslim ama xitaa kuwa kale oo haddii aan micnaheeda kuu soo qoro aad ku qosleyso iska dhaaf inay wax runta xitaa u dhawba yihiin.
waxaa tiri quraanka nooma sheegin salaada sida loo tukayo, sxb quraanka meelo baddan ayuu baniaadamka farayaa inay salaada dukadaan. waa kuwan aayadahaan oo af ingriisi ku qoran
[2:3-5] who believe in the unseen, observe the Contact Prayers (Salat), and from our provisions to them, they give to charity. And they believe in what was revealed to you, and in what was revealed before you, and with regard to the Hereafter, they are absolutely certain. These are guided by their Lord; these are the winners.
[2:43] You shall observe the Contact Prayers (Salat) and give the obligatory charity (Zakat), and bow down with those who bow down.
[2:45] You shall seek help through steadfastness and the Contact Prayers (Salat). This is difficult indeed, but not so for the reverent.
[2:153] O you who believe, seek help through steadfastness and the Contact Prayers (salat). Allah is with those who steadfastly persevere.
[29:45] "Observe the Salat (Contact Prayers) for it prohibits evil and vice."
[15:98-99] "You shall glorify and praise your Lord and be with the prostrators, and worship your Lord until you attain certainty."
[35:29-30] "Surely, those who recite the book of God, observe the Contact Prayers and are charitable both discreetly and openly can hope for an investment that never loses. He will recompense them generously and will multiply His blessings upon them. He is Forgiving, Appreciative."
[29:45] "You shall recite what is revealed to you of the Scripture, and observe the Salat (Contact Prayers), for the Salat prohibits evil and vice. But the remembrance of God is the most important objective. God is aware of all that you
haddii aad xadiis sheegaya sida aad salaada u tukaneyso aad la timaado ama xadiis sharaxaya inta salaad aad dukaneyso, xadiiskaa kama hor imanayo quraanka waana xadiis saxiix ah.
laakiin haddii aad la timaado AAYAD QURAAN allah ka timid oraneysa( qofkii zineeysta naag iyo ragg waa inaad 100 karbaash ku dhufataan qofkiiba) haddii aad la timaado xadiiis ka hor imanaya hadalka alle ee oranaya( qofkii zineeysta ee guur marey dila dhagax ku dila, halka aysan aayada quraanka kala saarin guur ama guur la,aan( ALZZAANIYATA WALZAANI) aayada sida( al muuminiina walmuuninaati) oo kale isku qabatey ragg iyo dumar iyadoon kala saarin, haddii aad markaa la timaado xadiis amar kale bixinaya wax aan alle qurankiisa ku jirin markaa xadiiskaas waaa been abuur.
kaba sii daranee WAX AAN xitaa xadiis aheeyn ee ah sheeko la yiri cumar bin khadaab ayaaa aayad maqley, aayadana ay tahay( al sheeykatu walsheeykhata) AYAAD daliil u soo qaadaneysaa halka aad indhaha ka qabsaneyso AAYADA 2 AAD EE SUURATUL NOOR EE LEH ninkii iyo naagtii zineysta 100 karbaash(aayadana ma kala saarin guur ama guur la,aan)
marka sxb waa isku day in quraanka sidii KITAABKA BIBELKA KIRISTAANKA aayado cusub loogu darsadey in QURAANKA aayado cusub sida(al sheeykhata walsheeyqatu) iyo aayado kale la yiri RI' arri ayaa cuney sida aayada naas nuujinta dadka waaweeyn si ay muxrrim u noqdaan, waxaas oo dhan waa isku day sidii buuga kiristaanka, aayado cusub loogu darro quraanka, waxayna cudurkaas ka yimid saudi arabia, magaalada NAJD la yiraahdo sheeikhyada wahaabiyada ka yimid ee 30kii sano ugu danbeeyey SANKA ka qabsadey dunida islaamka, inay sanad waliba buugaag daabacdaan been abur ah, nimankaas waxaa kaloo ka sii yaab baddan waxay NABIYO CUSUB ka dhigteen niman ay ugu yeeraan SHEEKHUL ISLAAM sida IBN TAHMIYAH nin xabsi ku dhintey noolaaa 800 sano suuriya ka hor, ninkaas IBN THAYMIYAH AYEY SIDII NABI RASUUL ALLE SOO DIREY BUGAAGTIISA DALIIL U SOO QAATAAN, NIMANKAN DIINTA INAY BADALAAN DOONAYA EE ASALKOODA KA YIMID NJD SACUDI ARABIA loona yaqaan wahaabiya ama salafiya.