Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Buuhoo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by malakumod »

The_Emperior5 wrote:^^ dee barigi hore malukumawd waxad ahayd nin nabada ka shaqeyn jiray , hada waxad noqotay fidmo abuur :lol:
war ninyahow waxaan ahay nin nabad jecel laakin nabadu iyo wanaagu jid loo maro bey ledahay.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Post by The_Emperior5 »

malakumod wrote:

hadalki caaqil axmed hoolif baad soo xigsatay looooool

The_Emperior5 wrote:

:lol: :lol:
axmed hoolif is a funny old man, last year he gave me a black eye by accident :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by LiQaaye_TDH »

kaliil wrote:dadku waxay sheegayaan inay 3 HJ ahi meesha ku dhinteen. Dhulbahante dhinacooda 1 nin ayay sheegayanayaan iyo oo dhawr dhaawac ah. Dhulbahante way cabaadayaan oo waxay leeyihiin Habar Yoonis baa Habar Jeclo usoo gurmatay. HY ayay u hanjabayaan. Gurmadkaa ay sheegayaan(HY) anigu wax war ah kama hayo laakiin paltalk ayay Dhulbahante ka cabaadayaan oo HY u hanjabayaan.
War Nimankan HY ayay Doon Doonayaan dee... HJ maxey HY weydiisata, Solomadow Ma wada Dhamee :lol: :lol: :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by kaliil »

halkan ka dhegeysta wararkii ugu danbeeyey.

http://oodweynenews.com/news/28456-halk ... aanta.html
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by Mr_Alfaas »

LiQaaye_TDH wrote:
kaliil wrote:dadku waxay sheegayaan inay 3 HJ ahi meesha ku dhinteen. Dhulbahante dhinacooda 1 nin ayay sheegayanayaan iyo oo dhawr dhaawac ah. Dhulbahante way cabaadayaan oo waxay leeyihiin Habar Yoonis baa Habar Jeclo usoo gurmatay. HY ayay u hanjabayaan. Gurmadkaa ay sheegayaan(HY) anigu wax war ah kama hayo laakiin paltalk ayay Dhulbahante ka cabaadayaan oo HY u hanjabayaan.
War Nimankan HY ayay Doon Doonayaan dee... HJ maxey HY weydiisata, Solomadow Ma wada Dhamee :lol: :lol: :lol:
solomadow wa ayo horta maxay ahaayeen :?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by The_Emperior5 »

^^^wa qolo wasiir heshay :lol: :lol: :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by kaliil »

oo Axmed Laangadhe qaraabo yihiin.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by The_Emperior5 »

kaliil wrote:oo Axmed Laangadhe qaraabo yihiin.

oo guurtida fadhida :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by kaliil »

:lol: :lol: :lol:

emperor jeclidaa inaad Mr_Alfaas ka xanaajiso.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by kaliil »

Ninka meesha bugta ayaad maalin walba taabataa oo damaqdaa
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by Mr_Alfaas »

kaliil wrote:oo Axmed Laangadhe qaraabo yihiin.
:lol: :lol:
The_Emperior5 wrote:^^^wa qolo wasiir heshay :lol: :lol: :lol:
:lol:

Wasiirkoda waxba igama geline maxay ahayen horta iyagu.wasiir iyo ahmed langadhe ha ila hoos cararine empr.

@kaliil :lol: war madaxweynaha Mudane Ahmed Langadhe noo daaya .wa ciidoo wa langadhe baqbaqe :lol:
Last edited by Mr_Alfaas on Tue Nov 16, 2010 10:59 am, edited 1 time in total.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by Mr_Alfaas »

kaliil wrote:Ninka meesha bugta ayaad maalin walba taabataa oo damaqdaa
inader meshu wa internet oo serious maaha empr iyo qaar kale aya wax walba serious u arka :lol:
Cartan Boss
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 341
Joined: Mon May 01, 2006 9:20 am

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by Cartan Boss »

Kalshaale 60km west of Buhoodle it is next to Qurulugud

solamadow niman Wacays Aden la yidhaahdo ba la jaar ah oon kaftamin remember last year salamadow waxaa laga qaadey
Galgal oo qurulugud ujirta 3km.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Post by The_Emperior5 »

Cartan Boss wrote:Kalshaale 60km west of Buhoodle it is next to Qurulugud

solamadow niman Wacays Aden la yidhaahdo ba la jaar ah oon kaftamin remember last year salamadow waxaa laga qaadey
Galgal oo qurulugud ujirta 3km.
galgal waxa iska laha wacays adan xita kaalshaladan waxa iska leh axmed garaad , dalka la isku haysto ba wa dagaladini bu yidhi ninki jiray
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”